dayib Camedian

22/02/2024
Hogaan jaceyl iyo hiigsi farxad hami dheeraad hubaal adiga weeyaan si kalgaceyl iyo si naxariis kuula hadlayaa qalbigeyg...
16/02/2024

Hogaan jaceyl iyo hiigsi farxad hami dheeraad hubaal adiga weeyaan si kalgaceyl iyo si naxariis kuula hadlayaa qalbigeyga waxaad ku xidhtaan qalbigaaga si aan wadajir u ahaano🤍🪄🔒🥺

توجه الحب والرؤية طموح السعادة بالتأكيد أنت من يتحدث
❤🫂🦋🥺❤🫂🌎إليك بالحب واللطف في قلبي تغلق قلبك حتى نكون معًا💙🥺🧸🍂

"Marka uu qof kusiiyo kalsooni xad dhaafa waxa uu ku leeyahay waxa aad ii tahay ilaaliye ee ha idhaawicin.😌❤️   Eebbe qu...
16/02/2024

"Marka uu qof kusiiyo kalsooni xad dhaafa waxa uu ku leeyahay waxa aad ii tahay ilaaliye ee ha idhaawicin.😌❤️

Eebbe quluubta is jecel haysku barakeeyo.❤️

❤️ ㅤ 💬ㅤ 🖇
ˡᶦᵏᵉ ᶜᵒᵐᵐᵉⁿᵗ ˢʰᵃʳᵉ
iɢᴜ sᴏᴏ ʙɪɪʀ ᴏᴏ ᴡᴀx iɢᴀ ғᴀᴀɪᴅ
add us❤️✊

彡💎 Mucaashaq_Jacayl

Today photo❤
08/11/2023

Today photo❤

11/10/2023

south Afrika laga helaa Ruux salaad tukanaya
Hadana qalbiga kaciyaaraya🤣

10/10/2023

31 October Malinta Murusade kibir jabshe🇱🇷 Coming soon 🔜🥰

U warran adooomadayda in aan danbi dhaafe ahay waliba naxariis badan".❤
09/10/2023

U warran adooomadayda in aan danbi dhaafe ahay waliba naxariis badan".❤

"Waxa uu yiri sheikh mustafa Allah barakeeyee" sikastoo aragaaga kani u egyahay hadday akhlaaqdaadu fiican tahay baniiaa...
04/06/2023

"Waxa uu yiri sheikh mustafa Allah barakeeyee" sikastoo aragaaga kani u egyahay hadday akhlaaqdaadu fiican tahay baniiaadamka waad hananaysaa,!!

"Sikastoo aad u qurux badan tahay u wiji dhalaalayso u nuurayso, haddaaad dhaqan xuntahay oo aad ka dhimatay akhlaaqda waxba cidi kugu fali maydo,;!!

FAHANKA_NOLOSHA_💐

01/05/2023

Magaca waad beddalan kartaa waddan kale waad sheegan kartaa
Lkiin marna sinjigaagu ma lumayo,
Ha isku dayin inaad zuliso sinjigaada dintaada,"

M. Ak✍

Amen 🤲 amn
19/02/2023

Amen 🤲 amn

17/02/2023

Daawo adiga yabi done ✌️😅😂😁

Address

Bontehehuel Avenue 100
Cape Town

Telephone

+27605378586

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when dayib posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to dayib:

Share

Category