salaad dulmi diid

salaad dulmi diid salaad dumi diid wiil baxdo seleban ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด

05/04/2024

Sanbaloolshihii lagu soomay ๐Ÿ˜‚

25/03/2024

Goglaha Waydiyay Eidda Gormee Waye Kulahaa Horta Dhar iid Sogado๐Ÿคฃ๐Ÿคฃ๐Ÿคฃ

15/03/2024

Nigu
Dalkaan
Waa unolnaa
Udhima maa
Dalka udhimo waa lasku
Gadaa ๐Ÿ˜‚๐Ÿ‘Œ๐Ÿป

14/03/2024

Maleyshiyada ayaa dagaal kula wareegay Deegaanka Xinlabi ee Gobolka mudug halkaas oo ciidamada Dowlada iyo kuwa deegaanku iska soo baxeen Barqanimadii Maanta.

Dagaal mudo kooban qaatay ayaa Sababay in Xinlabe ay soo baneeyaan Ciidamada Deegaanka iyo kuwa dowlada oo halkaa ku sugnaa mudooyinkii dambe ka dib markii sidaan oo kale ay u soo baneeyeen magaalooyinka Camara,caad iyo Bacaadweyne oo kawada tirsan gobolka mudug.

In ka badan 100KM ayay dib uga soo laabteen Furimaha Dagaalka Ciidamada Dowlada iyo kuwa deegaanka mudo asbuuc gudihiis ah taas oo qalbi jab ku riday dadkii ku han waynaa in AS laga xoreeyo deegaanada yar ee ay kaga sugan yihiin gobolka

14/03/2024

Xinlabi sakay wax baa kafhacy macwisledanina magalka waa laga sary

Dharkaan ugu imoow xamar weyne
08/11/2022

Dharkaan ugu imoow xamar weyne

Mahdi cumar mumin waxaa kagaberyayaa eebe wayne   guul
11/10/2022

Mahdi cumar mumin waxaa kagaberyayaa eebe wayne guul

10/10/2022

Asc axbta waa idin salamy waxaan idinlryahy al shabaab waa jabeen hala israciyo ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด

10/10/2022

Asxbta

09/10/2022

Adresse

Democratic Republic Of The

Site Web

Notifications

Soyez le premier ร  savoir et laissez-nous vous envoyer un courriel lorsque salaad dulmi diid publie des nouvelles et des promotions. Votre adresse e-mail ne sera pas utilisรฉe ร  d'autres fins, et vous pouvez vous dรฉsabonner ร  tout moment.

Partager