Nasra caynaan

Nasra caynaan Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Nasra caynaan, Grocers, Hillway of turk, Istanbul.

16/03/2026

Wasiirka Duulista & Madaarada Jsl Fuaad Axmed Nuux iyo Guddida Hoodaale ayaa gaadhsiiyay Degmada Ballicabane gurmad biyo ah oo gaadhaya 20 booyadood, si wax looga qabto abaarta ka jirta deegaanka.

Degmada Ballicabane oo ka tirsan Gobolka Hawd ayaa ka mid ah deegaanada ay si weyn u saamaysay abaarta, waxaana gurmadan biyaha ahi qayb ka yahay dadaallada lagu taageerayo bulshada halkaas ku nool.

Farhan Media

16/03/2026

Waxaan ka tagay diinta Masiixiga sababtoo ah waxaa naloo baray in Nabi Ciise (CS) uu keenay diin la yiraahdo Masiixiyad.

Laakiin markaan sii weynaaday, waxaan bilaabay inaan wax badan barto oo fahmo. Waxaan ogaaday in Nabi Ciise uu san waligiis keenin diin la yiraahdo Masiixiyad. Wuxuu dadka ugu baaqay inay caabudaan Ilaah keliya.

Waxaan sidoo kale garwaaqsaday in badankeennu aan si fudud u raacaynay diintii ay keeneen gumaystayaashii cadaanka ahaa, annaga oo aan su’aal gelin.

Mararka qaarkood waxaan jeclaan lahaa in waalidkay weli maanta noolaan lahaayeen si aan ugu soo bandhigo wixii aan bartay iyo in diinta islaamku tahay diinta xaqa ah.

Laakiin Alhamdulillaah, maanta maskaxdaydu way iftiintay. Ilaahay ayaa indhahayga furay, wuxuuna igu hanuuniyay xaqa.

Qoraalkan waxa qortay gabadhan oo u dhalatay dalka Faransiiska dhawaana qaadatay diinta Islaamka.

16/03/2026

Sheikh mustfe xaaji Ismail harun ,,
Sheikh Mohammed omar dirir ,,

Runtii waa laba sheekh oo diinta iyo dacwada ku ciraystay
Alle hadaaye umada boos wayn
Bay ugu jiraan in la ilaashadona way
Midanyihin culimadu waa dhaxalki
Anbiyada ilahow noo daa ❤️🙌🏻

25/02/2026

qalbiga

25/02/2026

🤔

25/02/2026
25/02/2026

🖤BMW M4 G82🖤

Follow .m.i.love.bmw
By

Address

Hillway Of Turk
Istanbul

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Nasra caynaan posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category