14/05/2026
Maamulka Dowladda Hoose Ee Degmada Wisil Wax Qabad La'aantii Dilqaad yari Bey ku darsadeen Qofkii Runta u Sheegana Xabsi bey u Taxaabayaan!!
Lakin Abwaan Abdi Fani Nin Seedigiis Ah oo Dhaliil Yar u dulqaadan karin Baa Si Gaar Ah isaga U Bar tilmaamedsanaya!!
waana markii 10-naad oo abwanka Wisil lagu xirayo?