Midowga Dhalinyarada Dagmada idaale

Directions

Midowga Dhalinyarada Dagmada idaale Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Midowga Dhalinyarada Dagmada idaale, Grocers, Mogadishu.

06/09/2026

Doo madheegaagii kofurgalbeed degmada idaale hakadhowaaw

06/09/2026

Guuleyso waziir

Qof la ilaabi karin ayaa naga baxeey axmad iyo inta walaal ah oo shahiideey allaah yarxam i.a waan kuuleysan doonaa
06/09/2026

Qof la ilaabi karin ayaa naga baxeey axmad iyo inta walaal ah oo shahiideey allaah yarxam i.a waan kuuleysan doonaa

Goobtu waa goobtii reerku waa reeki kursiga waa kursigii hop178 ragu waa isku magac lkn kala gobsan xilibaan h**e hassan...
24/01/2026

Goobtu waa goobtii reerku waa reeki kursiga waa kursigii hop178 ragu waa isku magac lkn kala gobsan xilibaan h**e hassan amardambe la.aantaa waa abaar Abdaahi walaaloow gursiga dhig hadii alle taqaanid tolka waad ceebeyseey please 🙏

Mustaqbalka taliyaha degmada idaale iyo madaxweeynaha kgs guuleyso dhamaantiin
14/10/2025

Mustaqbalka taliyaha degmada idaale iyo madaxweeynaha kgs guuleyso dhamaantiin

09/10/2025

Guuleyso waziir Hassan Hussein Mohamed Hassan eelaay

09/10/2025

Guuleyso waziir Hassan eelaay

🟢 OGEYSIIS MUHIIM AHMADASHA BULSHO-WEYNAHA DIGIL & MIRIFLE EE GOBOLKA BANAADIRWaxaa lagu wargelinayaa dhammaan bulshada ...
07/10/2025

🟢 OGEYSIIS MUHIIM AH

MADASHA BULSHO-WEYNAHA DIGIL & MIRIFLE EE GOBOLKA BANAADIR

Waxaa lagu wargelinayaa dhammaan bulshada sharafta leh ee Digil & Mirifle gaar ahaan kuwooda ku sugan gobolka Banaadir, in la qabanayo madal heer sare ah oo isugu jirta kulanka wada-tashiga, is-xogwaraysiga iyo mideynta aragtida dhalinyarada iyo bulshada rayidka ah.

Madashan waxaa si rasmi ah uga soo qayb galaya: 👉 Wasiir Hassan Hussein Mohamed (Eelay)
iyo mas’uuliyiin kale oo heer qaran ah, haldoor, aqoonyahanno iyo dhalinyaro firfircoon.

📅 Taariikh: Arbaco, 8-da October 2025
📍 Goobta: HAYATT HOTEL – Muqdisho, Soomaaliya

Ujeeddada madashu waa:

Xoojinta midnimada bulshada Digil & Mirifle ee Banaadir

Kor u qaadidda doorka dhalinyarada

Dhisidda isfaham, wada-shaqayn iyo horumar bulsho

Waxaan ku dhiirrigelinaynaa dhammaan xubnaha bulshada, madaxda dhaqanka, culimada, ganacsatada iyo dhalinyarada inay si buuxda uga soo qayb galaan madashan taariikhiga ah.

Iska soo xaadiro si aad u noqoto qayb ka mid ah isbeddelka iyo mideynta bulshadaada.

Address

Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Midowga Dhalinyarada Dagmada idaale posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category