10/10/2024
Darajada ciidanka dadka xaqa u leh ee mudan, sida Axmed Yuusuf Abuukar (Ahmed Shujaac )الشيخ احمد شجاعيhala siiyo.
Maanta darajada ciidanka waxaa lagu bixiyaa Qaab kabaxsan dowladnimada (Qaab qabiil ayaa wax lagu bixiyaa!
Maanta Walaalkey Axmed Xildhibaan iyo wasiir oo dowladda ugu soo dhiciya xuquuqdiisa maheesto