sowda cabdi

sowda cabdi Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from sowda cabdi, Grocers, 11211, Mogadishu.

21/09/2025
15/07/2025

Waxaa Dhamaan Culimaa'udiinka Ahlu Sunna Wal Jamaacah Ee Durqu Suufiyah La Ogeysiinayaa In Maalinta Sabtida Taariikhdu Tahay 19,ka July/2025-M
Ay Bilaabaneyso Khidmooyinkii Qur'aanka Aqriska Ziyaaradii 29.aad Caalimkii Weynaa Ee Soomaaliyeed Cimrigadisa Ku Bixiyay Fidinta Diinta Islaamka Allaha Unaxariistee SHiikh Cabdullaahi Maxamed Cabdi Oo Kumagac Dheeraa Sh C/Laahi Ceel Shuboow Kana Mid Ahaa Khulufada Aabe Sh Cali Muumin
Khidmada Ayaa Ka Bilaaban Doonta Xaafada Cali Geedi Ee D/Kaaraan Gaar.ahaan Xarunta Mowlaca Sh C/laahi Ceel Shubow

Kasoo Qeyb Gal Wacan

Address

11211
Mogadishu
SO

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when sowda cabdi posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category