Somify

Somify Qiimo dhimis - Shey kasta oo aad iibsato
Alaabo tayo leh. Delivery degdeg ah. Booqo Tiktik: https://www.tiktok.com/.somify

12/05/2026

Ma leedahay maqaarka sensitive-ka ah, casaado ama haaro yeesho?”

Kani waa Setka sida gaar ah loogu talagalay wajiga xaasiyada badan

Complex Serum
Serum-kan waxa uu si qoto dheer uga shaqeeyaa dejinta maqaarka, yareynta casaanka iyo calaamadaha haaraha.

Waxa uu maqaarka siiyaa qoyaan iyo nafaqo si wajigaagu u noqdo mid caafimaad leh oo smooth ah

Complex Cream
Cream-kan waxa uu xoojiyaa skin barrier-ka maqaarkaaga, isaga oo ka ilaalinaya qaleylka iyo waxyaabaha kiciya sensitivity-ga. Waxa kale uu ka caawiyaa maqaarka inuu si tartiib ah uga soo kabto haaraha iyo dhaawacyada yaryar

Mat Sunscreen Lotion
Qorraxda ayaa kamid ah sababaha ugu badan ee haaraha iyo dhibcaha wajiga sii xumeeya.
Sunscreen-kan waxa uu ka ilaalinayaa maqaarkaaga UV rays-ka, isaga oo aan wajiga ka dhigin oily ama culus

Bright & Clear Face Wash
Face wash-kan waxa uu si tartiib ah u nadiifiyaa wajiga isaga oo aan dhaawaceyn maqaarka sensitive-ka ah. Waxa uu ka saaraa wasakhda iyo saliidda badan, kana caawiyaa wajiga inuu noqdo fresh, bright, oo nadiif ah ✨

Natiijada?
Waji deggan
Maqaarka oo ifaya oo healthy ah

Haddii aad rabto skincare si tartiib ah ula tacaalaya maqaarka sensitive-ka ah, hadda dalbo Somify set-kan oo sii wajigaaga daryeelka uu mudan yahay

13/04/2026

Hal mar oo aad buufiso…
maalinta oo dhan waa lagaa dareemayaa… ✨
Ma aha barafuun caadi ah…

waa Strong With You Collection 💎
• Amber
• Intensely
• Absolutely
• Classic
• To***co

Haddii aad rabto:
✔️ Caraf kaa go’ayn
✔️ Soo jiidasho dabiici ah
✔️ In lagu xasuusto
👉 Hadda ka dalbo Suuqa Somify 🛍️

13/04/2026

💎 Diamond Collection… heer cusub oo caraf ah
Waxaa soo saartay Ibrahim Al Qureshi… sumad caan ku ah tayo sare iyo xarrago aan caadi ahayn.

Caraf nadiif ah… mid qoto dheer… mid soo jiidasho leh…
Mid kasta oo ka mida Diamond Collection wuxuu kuu sameynayaa dareen gaar ah—

🔥 Ku habboon: Maalin & Habeen
💎 Noocyo kala duwan oo premium ah
⏳ Udgoon sii jiraya (Long-lasting)
💵 Qiimaha: $70
🛍️ Ka dalbo hadda Suuqa Somify —

🔥 JUMA OFFER GAARKA AH 🔥Iibso perfume-ka casriga ah ee Bleu De Chanel L’Exclusif🎁 Hel FREE perfume-ka Spanish To***co✨ U...
10/04/2026

🔥 JUMA OFFER GAARKA AH 🔥
Iibso perfume-ka casriga ah ee Bleu De Chanel L’Exclusif
🎁 Hel FREE perfume-ka Spanish To***co

✨ Udgoon soo jiidasho leh
✨ Long lasting & original
✨ Ku habboon maalin & munaasabad kasta

⚠️ Kaliya HAL xabo ayaa haray!
💰 Qiimaha: $255
📲 Hadda dalbo – ha seegin fursadan!

09/04/2026

✨ Ilko Cad oo Dhalaalaya — Si Dabiici Ah!

Ma rabtaa ilko nadiif ah, cad oo kalsooni kuu kordhiya?

Dooro dhuxusha Teeth Whitening-ka dabiiciga ah 🌿
✔️ Si tartiib ah u nadiifisa ilkaha
✔️ Ka saarta wasakhda & jaallaha
✔️ 100% Natural & Organic
✔️ Kiimiko ma leh — Badbaado buuxda
😁 Dhoolla-caddeyn cusub maanta bilow!

🛒 Hadda ka dalbo

08/04/2026

✨ Rolex Watch — Astaan Class & Sharaf ⌚

Saacadda Rolex waa isku dhafka qurux, tayo iyo muuqaal heer sare ah oo kor u qaadaya style-kaaga maalin kasta.

Waxey Ku habboon ganacsi, munaasabado iyo isticmaal maalinle ah.

🔥 Qiimo gaar ah: $199 oo keliya

🛒 Ka dalbo hadda Somify — Shop • Connect • Grow. Waqtigaaga u dooro heer sare.

06/04/2026

Barfuun ka mid ah kuwa ugu caansan ee ay soo saarto shirkadda Ibrahim Qureyshi — Topoca.

Hal buufin oo keliya, waxaad dareemeysaa elegance cusub.

Ku habboon maalin kasta iyo munaasabad kasta — rag & dumarba.

Qiimaha: $55
Ka dalbo hadda .

Tababarka kusaabsan sida loodoorto takhasuska jaamacada :* waa maxay tobanka sheey ee muhimka ah marka ladooranayo takha...
28/03/2019

Tababarka kusaabsan sida loodoorto takhasuska jaamacada :

* waa maxay tobanka sheey ee muhimka ah marka ladooranayo takhasuska jaamacada ?
* waa maxay todobada sheey ee la adeeg sado marka larabo in ladoorto takhasuska jaamacada ?
* maxeey ardada badankood udoorteen takhasus aan munaasabka u aheen ?
* sideebaa go aan laguqaadan karaa ?
* sideebaa ku ogaan karaa takhasuska aad jeceshahay?
* sideebaa ku ogaankartaa awoodahaada ?

sımınaarka waxuu soconaa mudo sedex maalın ah ,waxuna bılaabana 11-bisha April oo kala ah ,khamiis ,jimco iyo sabti
wixii information intaas dheer nagalasoxirir 0613982323/0613982277

Meeqo qeebood ayeey kakoobantahay xaruta  tababarka iyo talabixinta ee ibdaac
20/03/2019

Meeqo qeebood ayeey kakoobantahay xaruta tababarka iyo talabixinta ee ibdaac

Asc akhyaarta kusoodhawaada xaruta tababarka iyo talabixinta ee ibdaab
15/03/2019

Asc akhyaarta kusoodhawaada xaruta tababarka iyo talabixinta ee ibdaab

Address

Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Somify posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Somify:

Share

Category