Quen Hamda

Quen Hamda Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Quen Hamda, Grocers, Mogadishu.

19/01/2024

Inka badan 750 Tikit ayey Soomaalida qurbaha iska Cancel gareeyeen flight-ka diyaaradaha Itoobiyan Airline.

Waa kaliya 24 saac ee lasoo dhaafay. Waxeyna qasaareen lacag gaareeysa $300 kun oo dollar.
Shirkada Flyafrisom Travel Agency ayaa bilaabtay inaysan wax tikid ah ka jaran Itoobiyan Airline, sidoo kalana kuwii horay ugu jartay ayaa ka cancel gareeynay.

19/01/2024

Inta Dumarka qaa-qaawan lala fariisto oo wax lala cuno ayaa hadhow Mowlidka Nabiga Sallallaahu calayhi wasallam wax laga sheegayaa!!

Wahaabi Diintiisu waa taas!!

Address

Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Quen Hamda posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category