Axmed cadaawe

Axmed cadaawe Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Axmed cadaawe, Grocers, Hodon, Banaadir, Mogadishu.

11/03/2024

shiikh_saalax _cali_jabuuti _oo _ka _hadlaya_xiriirka_Allah_iyo_dadka.....

…predict result for Manchester ππžπ«π›π²! πŸΏπŸ‘€
03/03/2024

…predict result for Manchester ππžπ«π›π²! πŸΏπŸ‘€

Liverpool ayaa ku guuleysatay Carabao Cup daqiiqadihii ugu dambeeyay ee waqtigii dheeriga ahaa ee lagu daray ciyaarta  k...
25/02/2024

Liverpool ayaa ku guuleysatay Carabao Cup daqiiqadihii ugu dambeeyay ee waqtigii dheeriga ahaa ee lagu daray ciyaarta ka dib markii kabtan Virgil van Dijk uu madax ku dhaliyay goolka guusha ciyaartana ka dhigay 1:0

οΏΌ

Arsenal ayaa cadaadiska ku sii adkaysay kooxaha Liverpool iyo Manchester City oo hogaanka u haya horyaalka kadib markii ...
25/02/2024

Arsenal ayaa cadaadiska ku sii adkaysay kooxaha Liverpool iyo Manchester City oo hogaanka u haya horyaalka kadib markii ay 4-1 ku garaaceen Newcastle.

chelsea vs liverpool ayaa caawa wada ciyaaridoona finalka tartanka Carabao Cup      saadali kulanka caawa
25/02/2024

chelsea vs liverpool ayaa caawa wada ciyaaridoona finalka tartanka Carabao Cup

saadali kulanka caawa

manchester city ayaa 1 iyo 0 kaga badisay bournemouth gool uu dhaliyay ciyaaryahan phil foden
25/02/2024

manchester city ayaa 1 iyo 0 kaga badisay bournemouth gool uu dhaliyay ciyaaryahan phil foden

manchester united ayaa guuldarro 1 iyo2 kala kulantay kooxda fulham kulan ka tirsan EPL
24/02/2024

manchester united ayaa guuldarro 1 iyo2 kala kulantay kooxda fulham kulan ka tirsan EPL

barcelona ayaa 4 iyo 0 kaga badiso kooxda kubada cagta Getafe kulan ka tirsan laliga spanishka
24/02/2024

barcelona ayaa 4 iyo 0 kaga badiso kooxda kubada cagta Getafe kulan ka tirsan laliga spanishka

manchester city vs bournemouth ayaa galabta ciyaaridoona R26 ee EPL      saadali kulanka caawa
24/02/2024

manchester city vs bournemouth ayaa galabta ciyaaridoona R26 ee EPL

saadali kulanka caawa

Address

Hodon, Banaadir
Mogadishu

Telephone

+252619100391

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Axmed cadaawe posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Axmed cadaawe:

Share

Category