21/11/2023
Cristiano Ronaldo ayaa u gaajaysan sida ciyaaryahan 18 jir ah. Waa qof ku dayasho mudan. Mar walba waxa uu isku dayaa in uu ku jiro booska saxda ah oo uu raadiyo yoolka.
ROBERTO MARTΓNEZ oo ka hadlay gaajada gool dhalinta Cristiano Ronaldo
Page soo following like share garee please π