Umu_tasniim08

Umu_tasniim08 kuso dhawow gacmo furan🀝
Crochet 🧢πŸͺ‘🎨πŸͺ’πŸ€πŸ’™πŸ§‘πŸŒ·πŸ€

02/09/2025
09/10/2023

Asma Waa gabar yar oo aad u aqli badan Waxaan maanta kula Kulmay magalada jigjiga iyadoo wareejineysa xanjo waxay igu tidhi Adeer iga iibso waxaan ku idhi Adeer wax lacag ah ma haysto markaas wax lacag ah Iguma jirin jeebka.

waxaan tagnay meel lacagaha lagala baxo Waxaan ku idhi 1000 birr baan ku siini

Wlhi waa ay iga diiday oo waxay igu tidhi aabahay waa xanuunsan yahay hooyana waa guri joog

waxaa ceeb ah in la tuugsado ee adeerow iga gado ama lacag aan ku shaqeysto isii

Qofka saas ileh waa 5 jiro Fariid ah waxaan isla galnay video waana idinla wadaagi donaa

Tarbiyada waxay ka soo bilaabataa guriga.

03/10/2023

asc asxaabta

28/09/2023

waxaad ka heleysaa asago dhameystiran YouTube ka sacdiyo cuno karis.....

Address

Mogadishu

Opening Hours

Monday 00:00 - 00:00
Tuesday 00:00 - 00:00
Wednesday 00:00 - 00:00
Saturday 00:00 - 00:00
Sunday 00:00 - 00:00

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Umu_tasniim08 posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share