Maxamed Hage

Directions

Maxamed Hage Maxamed hage kaga bogo warar xaqiiqda kusaleysan iyo barnamishyo xiiso leh. Dalka iyo dibada. Follow nasodheh adigo mahadsan๐Ÿ™

๐Ÿšจ:Nabaadiidkii caawa waxaa ku socota duqeyn . ๐Ÿƒ๐Ÿš๐Ÿ”ฅ
24/09/2026

๐Ÿšจ:Nabaadiidkii caawa waxaa ku socota duqeyn . ๐Ÿƒ๐Ÿš๐Ÿ”ฅ

Beydhabo dawlad k**ajirto in ruux magaalada dhaxdeeda lasoo istaago isagoon amni daro daremeynin dhac lagu heynin dhibaa...
24/09/2026

Beydhabo dawlad k**ajirto in ruux magaalada dhaxdeeda lasoo istaago isagoon amni daro daremeynin dhac lagu heynin dhibaato kale aan heysan magaalada si nabad ah udhax-socda xili dambe in uu talefonkiisa inta kala,furto lasoo istaago Beydhabo dawlad k**a jirto waa heerka dulqaadka dawladaan ay kagaar-siisan-tahay.axadkaan shaqo adag halaga qabto.si kuwa kale ii dawlad nimada ciyaar ciyaar umaleeya ugu noqdo cashir
ilmaha naasaha hooyadood weyku cayaari karaan lakiin xiniyaha aabahood kuma ciyaari karaan.โœŒ๏ธ

Video h**e in aad naf ka raadisaan miyaa keenteen beydhabo waa taqanaan in idinka iyo wax idinla halmaala usoo dhawaan k...
24/09/2026

Video h**e in aad naf ka raadisaan miyaa keenteen beydhabo waa taqanaan in idinka iyo wax idinla halmaala usoo dhawaan karine. ๐Ÿ˜‚

Waa mid ka mid ah kooxdii argagixisada aheyd oo duurka ku rafaadsan.
24/09/2026

Waa mid ka mid ah kooxdii argagixisada aheyd oo duurka ku rafaadsan.

Yarkaan waxaa latusayaa sharciga in uu shaqeynaayo iyo inkale xogohoo waa lasoo kulaleynayaa
24/09/2026

Yarkaan waxaa latusayaa sharciga in uu shaqeynaayo iyo inkale xogohoo waa lasoo kulaleynayaa

Cadaanka ii geeye maa ka dhacdey Qof sidiina oo kale.baaga muundo u ah ayaa sawiro lasoo galeysaan miyaa.๐Ÿซฃ
23/09/2026

Cadaanka ii geeye maa ka dhacdey
Qof sidiina oo kale.baaga muundo u ah ayaa sawiro lasoo galeysaan miyaa.๐Ÿซฃ

  :Yarkaan aad ujedaan ayaa maanta kasoo goostay maleeshiyadii laftagareen ciidamada birmadka ayuuna isusoo dhiibay. Qof...
23/09/2026

:Yarkaan aad ujedaan ayaa maanta kasoo goostay maleeshiyadii laftagareen ciidamada birmadka ayuuna isusoo dhiibay. Qofkii dantiisa garanayoow duurkaas kasoo bax

Waziiradii koonfur galbeed oo neyrobi baagamuundo ku ah.๐Ÿซฃ๐Ÿ˜
23/09/2026

Waziiradii koonfur galbeed oo neyrobi baagamuundo ku ah.๐Ÿซฃ๐Ÿ˜

Siyaasi walba hadii uu caqligiisa yarka ah uu rabo in reer koonfur galbeed uu ku marin haabaabiyo oo dadka intii maanka ...
22/09/2026

Siyaasi walba hadii uu caqligiisa yarka ah uu rabo in reer koonfur galbeed uu ku marin haabaabiyo oo dadka intii maanka gaabneydna uu dhinac ulabaxo waa iska nocaan ninkaan kuhaaya dawladii laftagareen iyadoo sharci ah oo shaqeyneysa doorasha xalaal ah qabsatey ayaa lagu soo duulay hade waa isaga ogow dadka kusoo duuley ee uu sheegaayo.siyaasiga hadiiba maalinkii uu kursiga ku fadhiyo oo kaliya ay dawladnimo tahay marka kalena ay burbur dawladeed tahay bal maxaa xal ah. ๐Ÿค”?

   warar aan kahelney lacagihii manta lagu qabtay magaalada beydhabo qasatan xaafada al axmaar lacagtaan ayaa markeedi h...
22/09/2026

warar aan kahelney lacagihii manta lagu qabtay magaalada beydhabo qasatan xaafada al axmaar lacagtaan ayaa markeedi h**e ka timid magaalada neyrobi ee dalka kenya waxaana lageeyay magaalada dollow ee gobolka gedo halkaas oo markii h**e larabey in ay kasoo qaadaan hasan abdikadir iyo watiin balse arimo amni owgeed ayaa loo badaley qorshihii ahaa in lacagta lasoo mariyo dollow luuq ilaa duleedka beydhabo sidaa lagu keeno diyaarad ayaa dollow laga soo saarey muqdisho ayeyna soo martey hase ahaatee muqdisho laguma qaban beydhabo ayey soo gaartey halkaas ayaana laga bilaabey geedigii lacagta lagu geyn lahaa duleedka beydhabo lacagta waxaa hagayey dad qaas ah sidoo kale dawooyin gudaha magaalada ku diyaarsanaa ayaa lagu darey lacagta balse laamaha amaanka ayaa ka warhelay gacantana ku dhigay.

Address

Maxamed
Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Maxamed Hage posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category