Lipaax waa Hal

Lipaax waa Hal lipaax waa Hal

24/09/2025
14/08/2025

Korhalooqado Asxby Soomaaliweyn πŸ’–β£οΈπŸ’•β€οΈπŸ’•β£οΈπŸ’–

Asxby soofalow gareeya β€οΈπŸ’–β£οΈπŸ’•πŸ’•β£οΈπŸ’–
14/08/2025

Asxby soofalow gareeya β€οΈπŸ’–β£οΈπŸ’•πŸ’•β£οΈπŸ’–

Watch, follow, and discover more trending content.

La jirka Qoorgaab Tv – Waxaan ku jiraa guulo isdaba joog ah! Waxaan taageere sare  ahaa 5 bilood oo isku xiga. πŸŽ‰
16/05/2025

La jirka Qoorgaab Tv – Waxaan ku jiraa guulo isdaba joog ah! Waxaan taageere sare ahaa 5 bilood oo isku xiga. πŸŽ‰

La jirka Ahmed Showqi – Waxaan ku jiraa guulo isdaba joog ah! Waxaan taageere sare  ahaa 5 bilood oo isku xiga. πŸŽ‰
16/05/2025

La jirka Ahmed Showqi – Waxaan ku jiraa guulo isdaba joog ah! Waxaan taageere sare ahaa 5 bilood oo isku xiga. πŸŽ‰

La jirka Weriye Qayraan Aadan – Waxaan ku jiraa guulo isdaba joog ah! Waxaan taageere sare  ahaa 5 bilood oo isku xiga. ...
16/05/2025

La jirka Weriye Qayraan Aadan – Waxaan ku jiraa guulo isdaba joog ah! Waxaan taageere sare ahaa 5 bilood oo isku xiga. πŸŽ‰

La jirka Dalsan Media – Waxaan ku jiraa guulo isdaba joog ah! Waxaan taageere sare  ahaa 10 bilood oo isku xiga. πŸŽ‰
16/05/2025

La jirka Dalsan Media – Waxaan ku jiraa guulo isdaba joog ah! Waxaan taageere sare ahaa 10 bilood oo isku xiga. πŸŽ‰

La jirka Ashqar boy – Waxaan ku jiraa guulo isdaba joog ah! Waxaan taageere sare  ahaa 10 bilood oo isku xiga. πŸŽ‰
16/05/2025

La jirka Ashqar boy – Waxaan ku jiraa guulo isdaba joog ah! Waxaan taageere sare ahaa 10 bilood oo isku xiga. πŸŽ‰

Guuleyso mudane farmaajo
16/05/2025

Guuleyso mudane farmaajo

Hambalyo dhammaan dhallinyarada Soomaaliyeed, munaasabadda 82 guurada aasaaska Ururkii Gobannimodoonka SYL. Dhaqdhaqaaqii SYL wuxuu u halgamay sidii Soomaaliya looga xorayn lahaa gumeystihii, looguna dhisi lahaa qaran mideysan oo dimoqraadi ah, taas oo ay ku guuleysteen, iyada oo aragtidoodii waddaniyadeed iyo nafhurnimadoodu ay horseed u noqotay waa-cusub oo u baryey gobannimada, nolosha iyo rajada shacabka Soomaaliyeed.

Maanta, dhallinyarada Soomaaliyeed waa in ay la yimaaddaan isla firfircoonidii, go’aankii waddaniyadeed iyo halgankii ay muujin jireen SYL. Iyaga ayaa ah mustaqbalka dalka oo hoggaamin kara dib-u-dhiska, nabadda iyo horumarka Soomaaliya, waxaana muhiim ah in codkooda la maqlo xilligan ay doorashadii dalku ka harsan tahay muddo hal sano ah, si ay u hubiyaan in geeddi-socodka siyaasadeed ee dalku uu noqdo mid loo dhan yahay oo caddaalad ah.

Waa inaan wadajir u xaqiijinno in dalkeenna colaadaha sokeeye ka soo kabanaya aysan ka hirgalayn talo-maroorsi, go'aanno hal dhinac ah iyo in dalka laga hirgeliyo nidaam hal xisbi ah, waxayna isku dayadaasi halis gelinayaan nabad galyada dalka, rajada shacabka iyo himilada qaran-dhiska.

Address

Mogadishu

Telephone

+252613960663

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Lipaax waa Hal posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category