Cabdi ibrahim

Cabdi ibrahim asc.walaal soo dhawaaw

10/11/2024

Odayaa Yuusuf raage soo dhawow

23/01/2024

DEG DEG: Koox hubaysan ayaa xalay aano qabiil u dishay Aabe iyo labo wiil uu dhalay waxayna dhaawaceen hooyadii dhashay wiilasha.

Dhacdadaan ayaa ka dhacday deegaanka xumure oo u dhow Xeraale, qoyska la laayay ayaa ka soo jeeda Cadaado kooxda falka gaysatay ayaa la tuhun san yahay in ay ka soo jeedaan Cabudwaq.

22/01/2024

Abiy Axmed oo weer adag kala kulmaya Soomaaliada isticmasha Baraha Bulshada iyo walaac xooggan oo Acounkiisa soo wajahaya.

22/01/2024

JABUUTI Miyey ka baqeysaaa Weerar kaga Yimaada XUUTIYIINTA Yemen | Maxaa so kordhay ?

22/01/2024

Asc
Sethiin
Asxaabey

22/01/2024

Shacabka Amxaarada dalka Itoobiya ayaa ka hor yimid damaca qalafsan ee Abii Axmed ku doonayo qeyb ka mid ah Baddeena.

Qaar ka mid ah shacabka Amxaarada oo ka hadlay heshiis beenaadkii dhexmaray Rai’sulwasaaraha Itoobiya Abii Axmed iyo Madaxweynaha maamulka Soomaaliland Muuse Biixi ayaa adkeeyay in is-afgarad ku sheegaasi uu ahaa mid qar iska tuurnimo ah oo aan laga fiirsan.

Waxaa ay sheegeen shacabka Amxaarada Itoobiya in shacabka Soomaaliyeed ay ku garab taaganyihiin iney difaacdaan midnimada iyo Madaxbanaanida Jamhuuriyadda Soomaaliyeed.

Bulshada Amraaxadu Waxey dowladdooda u sheegeen in ay lama taabtaan tahay ixtiraamka Darisnimo oo saldhig u ah Nabadgelyada iyo Horumarka labada dal.

Ugu dembayntii bulshada Amxaarada ayaa Rai’sulwasaaraha Itoobiya u soo jeediyey inuu ka fogaado wax waliba oo dhawaaci kara darisnimada sida inuu faragalin qaawan ku sameeyo dal madax bannaan.

29/06/2023

Toogasho ka dhacday afaafka h**e ee Qunsuliyadda Maraykanka ee magaalada dekedda leh ee Jeddah ee dalka Sacuudiga, ayaa waxaa ku dhintay labo qof – waa waardiye u dhashay dalka Nepal iyo nin hubeysan oo markii h**e rasaas furay.

Saraakiisha Mareykanka iyo Sacuudiga ayaa xaqiijiyay dhacdadan iyadoo ay socdaan baaritaano la xiriira weerarka.

06/06/2023

Alxamdu lillahi waxaa maanta oo taariikhdu tahay 6June 2023 noo soo dhammaaday imtixaanka fasalka 8aad 2022-2023 ee shahaadiga ahaa.Dhammaan ardayda 8aad ee imtixaanka galay gaar ahaan kuwa dugsiga Al-muniir waxaan u rajeynayaa guul waxaana Allah idinkaga baryayaa inuu idin baasiyo oo aan wada faraxno mar 2aad mahadsanidiin dhammaantiin waan idin jeclahay

Address

Mogadishu

Telephone

+252615444726

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Cabdi ibrahim posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category