doc.Saalax aadan

doc.Saalax aadan ka hortaga ayaa ka muhiimsan daawaynta �

14/05/2024
Goorma ayaa raashinka lagu bilaabi karaa  ilmaha ? Sideesa loogu bilaabaa?🧸6️⃣ Bil marka uu gaaro ilmuhu u bilaw cunto. ...
07/09/2022

Goorma ayaa raashinka lagu bilaabi karaa ilmaha ? Sideesa loogu bilaabaa?
🧸6️⃣ Bil marka uu gaaro ilmuhu u bilaw cunto. Waayo naaska 6 bil ka dib waxaa yaraanaaya nafaqadiisa kumana filna ilmaha
🧸U bilaw si tartiib tartiib ah , si calooshiisu ula qabsato
🥕 Waxaa lagu bilaabi karaa khudaarta iyo fawaakihda oo loo shiiday ama la jajabiyay si fiican , si uuna hadhooti u diidin , sidoo kale bariis la jajbiyay waa lagu bilaabi karaa
🍌 Nooc waliba oo siineysid ilmaha sii ilaa 3 maalin, si loo ogaado in uu jirkiisu diideyn noocaas
🥛 Ugu qas raashinka quraacda subixi sida cerelac oo kale caano ama biyo
🧂❌Waxaa ka reeban ilmaha in la siiyo raashin cusba badan, sokor badan ,malabka, caanaha xoolaha iyo raashinka la gasaceeyay sanad ka hor.
Dr Ibrahim Addow
(Dhakhtar caafimaadka caruurta)

Address

Mogadishu

Telephone

+252617213606

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when doc.Saalax aadan posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to doc.Saalax aadan:

Share

Category