04/04/2026
🗣 Wargalin Muĥiim Ah
Dhamaan Macallinmiinta , Waalidiinta , Ardayda Waxaan Idinku Wargalineynaa Innuu Bilaabandoono ( ) Sanad-Dugsiyeedka 2025 - 2026
Ee Dugsiga AL-Furaat Model Primary & Secondary Schools
Start Exam End Exam
Arbaco Arbaco
Taariikh : 08 | 04 | 2026 Taariikh : 15 | 04 | 2026
Kala Xiriir Wixii Faahfaahin Dheeri Ah
Agaasimaha Xafiiska Imtixaanka Guud
Ust Hussein Yusuf Mohamed Ibrahim
61 9536665 | 618359250 | 613569999
Degmada Garas-baaley