Muuna Ali

Muuna Ali Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Muuna Ali, Grocers, Mogadishu.

23/11/2023

Ilaali 10kan shey oo sameey muddo 21 maalin ah, noloshaada oo dhanna wey isbadali doontaa bi'idnillaah.

1. Shanta salaadood iyo sunooyinkooda.

2. Wardiga Qura'aanka ugu yaraan 10 baal maalinki, saa juski 2 maalin ugu dhameyso, hadda ka badisana kaba sii wacan.

3. Salaatu duxa si aad 360 sadaqo ajarkoda u hesho.

4. Salliga nabiga scw 200 oo jeer ama ka badan.

5. Laa xawla walaa quwwata illaa bilaah in aan ka yareyn 100 jeer.

6. Istiqfaar aan ka yareyn 100 jeer.

7. Labada aayadood ee u dambeysa suuratul Baqara ood aqriso habeen walba, iyo inaad weyso ku seexato waayo malag ayaa kuu duceynaya habeenki oo dhan haddaa adoo weyso qaba seexato.

8. Al baaqiyaatu saalixaat: subxaanallaah, walxamdu lillaah, walaa ilaaha illa laahu, wallaahu akbar 100 jeer.

9. Adkaaru sabaax wal masaa'a iyo suuratul baqara ood maalinki aqriso.

10. Suuratul ikhlaas (qulhuwalle) 3 jeer maalinki saa ajarka qur'aanka oo dhan u hesho.

Waa hubaal haddaa intaan joogteyso in uu noloshaada isbadal weyn ku imaan doono, naftaadana ay hagaagi doonto 💝

Share ku dhaho profile kaaga si aadan u hilmaamin ood u xasuusnaato ❤

Asxaabta kuso dhawaada bags  kayga cusub🙏
18/02/2023

Asxaabta kuso dhawaada bags kayga cusub🙏

Address

Mogadishu

Opening Hours

Monday 06:00 - 18:00
Tuesday 06:00 - 18:00
Wednesday 06:00 - 18:00
Thursday 06:00 - 18:00
Friday 06:00 - 18:00
Saturday 06:00 - 18:00
Sunday 06:00 - 18:00

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Muuna Ali posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category