20/11/2022
Qatar πΆπ¦ manta waxa ay dhigeysaa taariikh aan weligeed horey loo dhigin waa markii ugu horeysy furitaanka koobka aduunka lagu furi doono aayadaha quraanka kariimka ah
Sido kale waxaa lagu casuumay daaciga weyn ee islaamka sheikh Dr Zakir Naik oo halkaas ka jeedin doono qud bad ku saabsan micnaha islaamka
Dhanka kale wax yaabaha la mamnuucay waxaa ka mid ah
1. Cabida Qamriga
2. Qumu luudnimda
3.in aan la ciyaari Karin xiliga salaada
Iyo wax yaaba kle
Qatar ayaa arintaan waxa ay kala kulanty dhaleeceyn fara badan oo kaga timid reer galbeedka
Waxa ayna umuuqata mid dhaleeceyntaas iska dhega tirtay kuna adag diintooda iyo dhaqankooda
Masha Allah
Haduu qoraalkan ku soo gaaro soo qor
ππ