05/03/2023
Nin baa sxbkiis soo wacay isagoo guriisa jooga, cabaar markay sheekaysteen buu yiri “maxaad xaafada ka haysaa maad soo baxdis?”
Markaasuu yiri “anoo soo bixi raba ayaad isoo wacday oo telephone kii baan raadinayaa intaad ila hadlaysay oo dhan”