SomFresh Fruits and Vegetables INC

Call Directions Website Contact the business

SomFresh Fruits and Vegetables INC Global Fresh Fruits and Vegetables Inc. Gaar ahaan waddamadda Gacanka carabta, galbeedka yurub iyo waqooyiga mareeykanka .

Taariikhda Shirkadda SomFresh

Fikirka ganacsiga Somfresh wuxuu ka dhashay hibadda illaah u siiyeey dumarka Soomaaliyeed u jabjabnaasha ganacsiga, dumarkaas oo aay ka mid tahay milkiillaha shirkadda Somfresh.
Kartidda ganacsi ee dumarka Soomaaliyeed waxaay si aad ah u soo ifbaxday xilligii adkaa ee collaad sokeeye ka dhillaacdaty dalkeenna markaas oo dumarku billaabeen inaay ka ganacsadaan qutul daruuriga maadaama aaysan jirin dowlad iyo meel kale oo raggu ka shaqeeyaan si aay nolol maalmoodkoodda (Livelihoods and Income) uga raadsadaan isla markaasna u quudiyaan qoyskoodda una siiyaan cunto isku dheeli tiran ee aay ku jiraan furutaaddo iyo khudaar.

Ka dib 27/3/ 2013 ganacsigii mooska wuxuu isu bedelay shirkaddan SomFresh taas oo ah shirkadda keliya ee ganacsiga miraha beeraha ee hormuud ka tahay gabar/naag Soomaaliyeed (Marwo Xirsiyo Cabdulle Siyaad) isla markaasna shirkaddu waxaay diiradda saartay sidii aay u xoojin lahayd u siin lahayd kaalmo qoysaska dumarka oo keliya masuulka ka yihiin kuwaas oo aay siiso moos iyo khudaar aay miis saartaan kana soo saartaan quutul daruuriga qoysaskoodda.
Shirkadda Somfresh waa shirkadda keliya ee ka ganacsato mooskii midabka Jaallaha ahaa ee mooska (Fresh Yellow Banana) oo aay Soomaaliya caanka ku ahayd mooskaas oo aay siiso hoteelladda ugu waa weyn ee Muqdishu ku yaallo una qaybiso haweenka danyarta ah oo miisaska ku ka ganacsadda kuwaas oo siiso moos iyo khudaarna siina gato kana soo saarta dhaqaale yar oo aay ku maareeyaan nolosha qoysaskoodda.
Dhanka kale shirkadda SomFresh waxaay xiriir toos ah la leedahay beeraleeyda mooska iyo khudaarta ee Afgooye iyo Balcad ee gobolka Shabeellaha hoose iyo dhexeba; gaar ahaan kuwa haweenka beeraleeyda yar yar ee mooska iyo khudaarta beerta .
Shirkadda Somfresh waxaay tayeeysaa mooska iyo khudaarta aay ka midka yihiin Cambaha, Liinta, Bambeelmadda iyo Khudaartaba.

Hawlgalka Shirkadda SomFresh (Mission)

Shirkadda SomFresh waa shirka ka howlgasha ka ganacsiga furutadda iyo khudaarta gaar ahaan mooska midabka jaallaha aha iyo khudaar tayo sare leh kuwaa aay ka haqab tiri doonto bulshadda Soomaaliyeed gaar ahaan kuwa leh hoteelladda iyo maqaayaddaha heerka sare iyo dhexe ee ku yaal Caasimadda isla markaasna aay ku baahin doonto dalka oo dhan illaa dibadda aay u dhoofiso.

Arragtidda Fog ee Shirkadda (Vision of our Company)

Shirkadda Somfresh waxaay diiradda saareeysaa sidii aay uga haqab tiri lahayd baahidda loo qabo furutadda iyo khudaarta cusub oo tayo heer sare leh suuqa dalka gudahiisa iyo dibaddaba, gaar ahaan mooska midabka jaallaha leh oo macaan. Masuuliyadda Shirkadda ka saaran Bulshadda Soomaaliyeed
Shirkaddan SomFresh waxaay masuuliyad dhab ah iska saartaa inay siiso wax kastoo kaalmo ah oo aay awooddo; Qaadana tallaabo kasto oo kor loogu qaadaayo tayadda iyo waxsoo saarka furutadda iyo khudaarta beeraleeyda Soomaaliyeed gaar ahaan haweenka, Si Daqliga iyo Heerka noloshooda kor ugu Qaadno.

Mahadsanid wasiir Khadija Mohamed Al-makhzoumi booqashadaada. Waxaa wali si Habsami ah u socda bandhiga Som Souk Expo na...
15/10/2026

Mahadsanid wasiir Khadija Mohamed Al-makhzoumi booqashadaada.
Waxaa wali si Habsami ah u socda bandhiga Som Souk Expo nagu soo booqo adigana.

15/10/2026

Wali waxaa si habsami leh u socda Bandhiga Som Souk Expo nagu soo booqo.

14/10/2026

Nagu soo booqo Bandhiga Som Souk Expo .

14/10/2026

Nagu soo Booqo bandhiga Som Souk Expo.

06/10/2026
fresh from somfresh fruits
30/09/2026

fresh from somfresh fruits



Waxaan  malintii labaad ka qaybgalaynay Shirweynaha Qaran ee Maalgashiga Beeraha 2026,  NATIONAL AGRI-FOOD INVESTMENT SU...
12/08/2026

Waxaan malintii labaad ka qaybgalaynay Shirweynaha Qaran ee Maalgashiga Beeraha 2026, NATIONAL AGRI-FOOD INVESTMENT SUMMIT (NAFIS2026), oo lagu qabtay magaalada Muqdisho, kaas oo diiradda lagu saaray xoojinta maalgashiga iyo horumarinta wax-soo-saarka beeraha Soomaaliya.

Shirweynuhu wuxuu ahaa fursad muhiim ah oo ay dowladda, ganacsatada, maalgashadayaasha iyo bah-wadaagta horumarintu ku wadaageen aragtiyo iyo qorshayaal lagu xoojinayo maalgashiga, kobcinta wax-soo-saarka gudaha iyo taageeridda beeraleyda Soomaaliyeed.

Every perfect bunch starts right here.Behind every delivery is a team of dedicated hands — sorting, grading, and packing...
08/07/2026

Every perfect bunch starts right here.

Behind every delivery is a team of dedicated hands — sorting, grading, and packing with care so that what reaches you is nothing less than the best Somali produce has to offer.

This is where quality is built, one banana at a time.

Visit us: somfreshfruits.com

Somfreshfruits is proud to be Somalia's National Quality Award 2025 winner — a recognition earned through years of uncom...
08/07/2026

Somfreshfruits is proud to be Somalia's National Quality Award 2025 winner — a recognition earned through years of uncompromising standards, farmer partnerships, and a relentless commitment to fresh produce excellence.

When you source from us, you source from Somalia's benchmark for quality.

Email: [email protected]
Phone: +252 616 660 992
somfreshfruits.com

True food security starts at home. Somfreshfruits delivers fresh, nutritious bananas daily to local supermarkets, school...
02/07/2026

True food security starts at home. Somfreshfruits delivers fresh, nutritious bananas daily to local supermarkets, schools, and communities across Somalia — supporting a healthier, more self-sufficient nation.

somfreshfruits.com

Address

Yellow Gate Laami-Yaraha Zoobe, Buulo-Xuubey, Wadajir
Mogadisho

Opening Hours

Monday 06:00 - 16:30
Tuesday 06:00 - 16:30
Wednesday 06:00 - 16:30
Thursday 07:00 - 12:30
Saturday 06:00 - 16:30
Sunday 06:00 - 16:30

Telephone

+252616660992

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when SomFresh Fruits and Vegetables INC posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to SomFresh Fruits and Vegetables INC:

Shortcuts

Share