daahir Gabay

daahir Gabay good business,

08/02/2024
Cuntada oo lajeclaado waxay ku dhaxalsiisaa dhimasha ood nacdo wasida carabtane walaaladood oo lalaynayo ay uleeyihiin h...
25/12/2023

Cuntada oo lajeclaado waxay ku dhaxalsiisaa dhimasha ood nacdo wasida carabtane walaaladood oo lalaynayo ay uleeyihiin haan uhiilino cutada ayaa inaga ciidoobi inadaaya halayo kuwaase

ilahaahay ha unaxariitee wasiirad khdiijo janaasadeedi ayaa lagu arkay madaxwaynihii h**e ee sheekh shariif  oo fiirinay...
25/12/2023

ilahaahay ha unaxariitee wasiirad khdiijo janaasadeedi ayaa lagu arkay madaxwaynihii h**e ee sheekh shariif oo fiirinaya dhanka midig tani laysma aamino ayay kadhigantahay amnigiisa ayuu ilaalinayaa madaama dilku iska fududyahay hadii jaanis lagu helo wadowlada kaliya ee lagu arkay calaamadan ilaasho naftaada markasta iyo meelkasta ood joogto

23/12/2023
22/12/2023

Waligaa gabadh aad shukaansanaysay lacag maku wadiisay adiga oonrabin in aad u dirto maxaad kudhadaa markaas ookale

13/12/2023
13/12/2023
Waxaa lagu farasan yahay in habraha sawir lala soogalo waduunyo gadal gaadal u socota
12/12/2023

Waxaa lagu farasan yahay in habraha sawir lala soogalo waduunyo gadal gaadal u socota

12/12/2023

Raga soomaliyeed waxay islaqireen in xaaskaga aad uun is fahaysaan markaad kala tagtaan ee iina isfahmaynin markaad isqabtaan waxa sababay soo sheega

12/12/2023
12/12/2023

Walee wa culays badanyahay gabdha yaryarkaa bal waxa haysta arka markay dhaahaan ciyaarta aad kaboodiina mansha nalariiq markaan hawl galkafulino k*k

Asxaabeey aduunyada way dhacdaa in obareeshin lagalo laakiin tanookale madhicin hada kahor madaxweynaha halaqabto oo hal...
05/12/2023

Asxaabeey aduunyada way dhacdaa in obareeshin lagalo laakiin tanookale madhicin hada kahor madaxweynaha halaqabto oo haladhaho sawirxumada inaga jooji intaakabadan ooma dulqaadan karno sawiradan waxay ka horistaagayaan dadka soomaliyeed shaqooyin badan ooy dalal kala duwan aykaheli lahaayeen iyadoo laguu arkayo umad aan sharaf kulahayn aduunyada fariintaa isgaarsiiya meelkasta waa qiyamkeeni oo dhiiqaku dhacay

Address

Kismayo

Telephone

+252618515454

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when daahir Gabay posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category