Mideeye Organization

Call Directions Contact the business

Mideeye Organization Submitting an idea

Mideeye Organization waa urur ay ku mideysan yihiin dhalinyarada beesha Cabdalla Sacad, kana shaqeeya horumarinta bulsha...
18/07/2026

Mideeye Organization waa urur ay ku mideysan yihiin dhalinyarada beesha Cabdalla Sacad, kana shaqeeya horumarinta bulshada, mideynta dhalinyarada, iyo adeegga danta guud. Ururku wuxuu dhiirrigeliyaa waxbarashada, shaqo-abuurka, hoggaaminta, nabadda, iyo iskaashiga, isagoo sidoo kale ka qayb qaata taageeridda qoysaska danyarta ah, ilaalinta deegaanka, iyo gurmadka bulshada. Hal-ku-dhigga ururku waa: "Midnimo, Iskaashi, iyo Horumar Waara."

UJEEDO: MAGACAABIS XILMarkii aan arkay: qodobka qodobka 22aad ee distoorka ururka.Markii aan tixgaliyay: aqoonta iyo waa...
20/06/2026

UJEEDO: MAGACAABIS XIL
Markii aan arkay: qodobka qodobka 22aad ee distoorka ururka.

Markii aan tixgaliyay: aqoonta iyo waayo aragnimada masuulka hoos ku qoran.

Markii aan garwaaqsaday: baahida loo qabo in la dardar galiyo shaqada baaxada leh ee ururka u hayo danaha dhalinyarada beesha.

Markii aan ku qancay: in masuulka hoos ku qorani uu gudan karo waajibaadka shaqo si hufan oo xikasnimo ku dheehantahay, waxa aan maanta oo taariikhdu tahay 20/6/2026 aan u magacaabay masuulka hoos ku qoran:
1. Garyaqaan Ibraahin Iid Maxamed, u ahaado xoghayaha guud ee ururka Mideeye.
ALLAA MAHADLEH
JIMCAALE AXMED CAYDIID ........................................
GUDOOMIYAHA URURKA DHALINYARADA MIDEEYE.

Address

Hargeisa

Opening Hours

Monday 06:00 - 18:00
Tuesday 06:00 - 06:00
Friday 06:00 - 06:00
Saturday 06:00 - 06:00
Sunday 06:00 - 06:00

Telephone

+252634128491

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Mideeye Organization posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Mideeye Organization:

Shortcuts

Share

Category