30/08/2026
π± NAFAQO SAX AH + DALAG WANAAGSAN! π±
B**ralayow, nafaqada ciiddu waa aasaaska dalagga caafimaad qaba iyo wax-soo-saar wanaagsan. πΎ
Haddii aad rabto dalag tayo leh, waxaa muhiim ah inaad fahanto baahida ciidda iyo nafaqooyinka uu dalaggu u baahan yahay:
π§ͺ 1. Ogaaw Baahida Ciidda
Samee Soil Test si aad u ogaato nafaqooyinka ciiddu u baahan tahay ka hor intaadan bacrimin.
πΏ 2. Nitrogen (N)
Waxay muhiim u tahay:
β
Koritaanka caleemaha
β
Midabka cagaaran
β
Koritaanka guud ee geedka
π± 3. Phosphorus (P)
Waxay taageertaa:
β
Horumarka xididdada
β
Koritaanka h**e
β
Samaysanka ubaxa iyo miraha
π₯ 4. Potassium (K)
Waxay ka caawisaa:
β
Adkaysiga xaalada adag
β
Tayada miraha
β
Koritaanka wanaagsan
β
Isticmaalka biyaha si hufan
π§ 5. Nafaqo + Biyo = Dalag Daaο¬c Ah
Bacriminta saxda ah iyo waraabinta habboon waxay ka qayb qaataan dalag caafimaad qaba iyo wax-soo-saar wanaagsan.
β οΈ Xusuusnow: Ha ku darin bacrimin aanad hubin. Raac tilmaamaha iyo talada khabiirka, gaar ahaan marka la isticmaalayo Urea 46% N ama bacrimino kale.
πΎ Berbera General Trading
Waxaan kuu haynaa agab iyo xalal kaa caawinaya inaad hesho tayo, kalsooni iyo dalag wanaagsan.
π Nala soo xiriir: 541510 / 517131
π B**r caafimaad qaba β Dalag wanaagsan β Wax-soo-saar badan!
**raha **ralaydaSomaliland