Khadar Murtimaal gabiley

Khadar Murtimaal gabiley Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Khadar Murtimaal gabiley, Grocers, Somalilldan, Hargeisa.

07/03/2023

Iga soo wac +252634635709

Soo dhawoow Macmiil 👐iga soo wac +252634635709/0637035819
07/03/2023

Soo dhawoow Macmiil 👐iga soo wac +252634635709/0637035819

Ciidamada Qaranka Somaliland Ayaa Dhirbaaxo culus ku dhuftay ciidanka Maamul goboleebdka puntaland Somaliya oo sakaa wee...
27/02/2023

Ciidamada Qaranka Somaliland Ayaa Dhirbaaxo culus ku dhuftay ciidanka Maamul goboleebdka puntaland Somaliya oo sakaa weerar ku soo qaaday

Taliyaha ciidanka qaranka qaybta 12-aad Sareeya Guuudo Faysal cabdi Bootaan oo warbaahinta Qaranka uga warbixiyay Dagaalkii ay soo qaaday puntaland.

Goor dhaw kala soco warbaahinta Qaranka.

Muusoow Been baad sheegaysaa Ma jirto salaadin nala soo Xidhidhey oo yagoori shir Wadahdal mooga furmayo wax wada hadal ...
16/02/2023

Muusoow Been baad sheegaysaa Ma jirto salaadin nala soo Xidhidhey oo yagoori shir
Wadahdal mooga furmayo wax wada hadal ah oo
Bilaabmanayaa ma jirto ilaa Ciidamadaad Aad
Ka saarto Laascaanood,Garaad jaamac Garaad ismaciil

Laascaanood:garaad jaamac Garaad cali Ayaa sheegay in aanay jirin wax gogol nabadeen ah oo Ay Ogyihiin taas oo taalla de...
16/02/2023

Laascaanood:garaad jaamac Garaad cali Ayaa sheegay in aanay jirin wax gogol nabadeen ah oo
Ay Ogyihiin taas oo taalla degmadda yagoori ee Gobolka sool

Garaad jaamac oo u jawaabayeey Madaxweyne Biixi oo maanta Sheegay inay Garaadada Sool
Iyo Salaadinta dhaqanku ku kulmayaan Yagoori
Ayaa sheegay in aanay Arrintaas waxba ka jirin
Isaga oo Madaxweyne Biixi eedo culus oo ku
Saabsan xaaladda Laascaanood u jeediyey

Hindiya Ayaa ka yaabsatey mucaashqiinta Dunida Kadib markii ay maalinta jacaylka Aduunka ee 14 February U badishay maali...
12/02/2023

Hindiya Ayaa ka yaabsatey mucaashqiinta Dunida
Kadib markii ay maalinta jacaylka Aduunka ee 14 February U badishay maalinta laab qabsiga Lo’da

Dowlada Hindiya Ayaa ku baaqday in maalinta
Jacaylka U asteysan ee 14 February lo,da dabaal
D**o maalinta laab qabsiga Lo’da,wakhtina lala
Qaato lo’da si loo helo farxad iyo niyad sami waa
Sida ay Aamisan yihiine

Shirkadda Dahabshill Group Oo ugu deeqday $200,000 Bulshadii ka barakacday Magaalada Laascaanood deeqdaasoo Isugu jirta ...
12/02/2023

Shirkadda Dahabshill Group Oo ugu deeqday $200,000 Bulshadii ka barakacday
Magaalada Laascaanood deeqdaasoo
Isugu jirta Raashin iyo Bustayaasha
Dhaxanta waxana qaybin doona
Masuuliyiinta shirkadda iyo dadka deegaanka degaan.

Garaad jaamac garaad cali Ayaa soo dhaweeyay Xabad joojinta Xukuumadda somalilldan ku dhawaaqday balse waxa Uu sheegay i...
11/02/2023

Garaad jaamac garaad cali Ayaa soo dhaweeyay Xabad joojinta Xukuumadda somalilldan ku dhawaaqday balse waxa Uu sheegay in Xukuumadda sakaa magaalada Madaafiic ku garaacday Oo hal qof ku dhintay

Waanu soo dhoweynaynaa xabbad joojinta
Haddii ay dhab tahayna ciidanka Magaalada
Lagu dhibaataynayo ha nalaga fogeeyo

Madaxwaynaha puntland Deni wuxuu magacaabay guddi qaabilsan dadka Ka barakacay dagaalka Laascaanood Kadib markii Soomaal...
09/02/2023

Madaxwaynaha puntland Deni wuxuu magacaabay guddi qaabilsan dadka
Ka barakacay dagaalka Laascaanood
Kadib markii Soomaaliya ay caalamka
U sheegtay in 80k Oo qof ka barakaceen
Laascaanood Una baahan yihiin Gurmad
Deg deg ah

Taliyaha ciidanka Birmadka Somalilldan Sarreyo Guuto Cabdi Ahmed Tiri Ayaa maanta kormeeray Xarumaha Booliska Ee magaala...
09/02/2023

Taliyaha ciidanka Birmadka Somalilldan
Sarreyo Guuto Cabdi Ahmed Tiri
Ayaa maanta kormeeray Xarumaha
Booliska Ee magaalada Ceel -afweyn
Ee gobolka sanaag

Walle Lama yaabo Nin Faras Dabadii Ka degay wax U Dhaamu waayay Samahii garaad jaamac garaad ismaciil Waday iyo taloxuma...
08/02/2023

Walle Lama yaabo Nin Faras Dabadii
Ka degay wax U Dhaamu waayay
Samahii garaad jaamac garaad ismaciil
Waday iyo taloxumada Muuse biixi
Waa Maan Barray iyo Maan bilaal
Garaadka Haddii Uu diiday in magaalada
Dhexdeeda cidanka Qaranku ku dhex
Dagaalamo Oo madaafiic lagu garaaco
Haddii Uu diiday anigu qalad U marko
Oo kuma Ogolaam lahaa?Anigu sax
Baan U arko
Siyaasi Cali guray

Deg deg Shil Ayaa Hadda dhacay Duleedka Galbeed Ee Magaalaa gabiley Shilkaas Oo Ay Sobobeen Bajaaj iyo Gaadhi iskarogo a...
07/02/2023

Deg deg Shil Ayaa Hadda dhacay Duleedka Galbeed Ee Magaalaa gabiley Shilkaas Oo
Ay Sobobeen Bajaaj iyo Gaadhi iskarogo ah
Oo isku dhacay Dhaawacyo ka dhashay
Shilkas Ayaa La soo Gaadhsiyay Cisbitaalka
Guud Ee G.gabiley ,sidoo kale Dirawilka Bajaata
Waday Oo xaladiisu Cuslayd Ayaa Loola Cararay
Hargaysa

Address

Somalilldan
Hargeisa

Telephone

+252634635709

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Khadar Murtimaal gabiley posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category