Malin27

Malin27 Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Malin27, Grocers, G, Tardo, Hargeisa.

07/06/2026

AUN jaale maxamed siyaad bare wuxuu ahaa wadani.

11/05/2026

Dhaanta cusub nuur koosar io Idil bashiir idil ayruush

05/04/2026
23/03/2026

Hassan sheikh na dhaaf.

Kooxda Xuutiyiinta ee ka dagaalanta waddanka Yemen ayaa ku dhawaaqday in ay ku soo biireen dagaalka Iran iyo Maraykanka ...
28/02/2026

Kooxda Xuutiyiinta ee ka dagaalanta waddanka Yemen ayaa ku dhawaaqday in ay ku soo biireen dagaalka Iran iyo Maraykanka iyaga oo shaaciyey in ay joojiyeen Maraakiibta Israel iyo Maraykanka ee adeegsanaysa xeebaha badda cas inta uu socdo dagaalka labada dhinac.

Arrinkan ayaa ka dhigan in Xuutiyiintu soo celiyeen weeraradii ay ku hayeen Maraakiibta adeegsanaysa gacanka Baabul Mandab ee isku xidha xeebaha badda cas iyo badweynta Hindiya.

Malin27

25/01/2026

Cid kusoo dheelantaa dhaqsa ku keentayoo dhagar qaboow kudhaa waad ku dhabar jabteen.
Abwaan Muxyadiin Shaahid

20/01/2026

Janada lagu fogeeyow isku jid baynu nahay.
Allaha unaxariisto shahiid xasan cismaan maxamed (tuure)
Waa inaan u duceynaa marwalba io maalin walba kuwii dalkaan io dadkaan naftooda u huray.

16/01/2026

Diyaaradaha Dagaalka ee TB2 attack oo ilaalineysa MD Hassan Sheikh Mohamud ayaa hadda gashay hawada Laasacanood waxaana saaran Ciidanka Cirka Somalia πŸ‡ΈπŸ‡΄

14/01/2026

DEG DEG

Waxaaba hadda la i barayaa ciidankaan awoodda badan leh waxeey ka bexeen Garoowe, Laascaanood ayay goordhow gaareen.

in ujeedada ay Laascaanood u tageen ay tahay soo dhaweeynta taliyaha guud ee ciidanka qalabka sida MD Xasan Sheekh Maxamuud.

Address

G, Tardo
Hargeisa

Telephone

+252623866144

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Malin27 posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category