Sacad ozman shapeel

Sacad ozman shapeel Sacad ozman

06/10/2022

اللاعب عمر سوما___________♥️

من هو معلق العالمي
04/10/2022

من هو معلق العالمي

04/10/2022
03/10/2022

قاري حسن ادريس ♥️

27/09/2022

SHEEKH MAHMED CUMAR DIRIR

Yaxaasku waxa uu u baahan yahay cunto kasta oo uu cuno baruurtiisa ka dib in uu ilkahiisa ka ilaaliyo hadhaadiga cuntada...
26/09/2022

Yaxaasku waxa uu u baahan yahay cunto kasta oo uu cuno baruurtiisa ka dib in uu ilkahiisa ka ilaaliyo hadhaadiga cuntada ee ku dhex hadha, kuwaas oo wakhti dheer ku hadhi kara waxyeelada yaxaaska, balse waa abuur cajiib ah oo uu abuuray Alle subxaanahu watacaalaa. Isaga - si uu Yaxaaskan uga dhigo dhakhtar xirfad leh, oo loo yaqaan shimbirta plover:

Shimbirkan waxa uu dul heehaabaa meelaha ay yaxaaska ku sugan yihiin, isla markii uu Yaxaasku cuntadiisa dhammeeyo ayuu afka kala qaadaa si uu dhakhtarkiisa yari u dul istaago daanka hoose oo uu si farsamaysan ilkaheeda uga nadiifiyo haraadiga cuntada, sidaa awgeed shimbirtii. wuxuu helaa cunto macaan, yaxaaskuna wuxuu helaa ilko nadiif ah!
Yaxaaskan yaa baray in aanu afka ka xidhin faqash? Yaxaas yaase baray shimbirta in ay si geesinnimo leh afka ugu istaagto yaxaaska isagoo og in uusan cuni doonin?!!
عجيب

20/09/2022

نشرها

18/09/2022

كلام رب العالمين

14/09/2022

1k♥️

Address

Calmada
Hargeisa

Telephone

+252672038041

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Sacad ozman shapeel posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category