23/04/2026
Alxamdulillaah, guushu waxay ku timaaddaa dadaal iyo samir! π€²β¨
βAad ayaan ugu faraxsanahay in kooxda weyn ee ay si rasmi ah u aqoonsatay shaqadayda, iiguna hambalyeeyeen hal-abuurnimada aan soo bandhigay. Inaad magacaaga ka dhex aragto bog ay 23 milyan oo qof ku xidhan yihiin waa sharaf weyn oo aan u soo hooyay dhammaan taageerayaashayda iyo dadka aan matalo. β€οΈπ€πͺ
βKani waa bilowga guulo ka sii waaweyn inshaAllah. Waad ku mahadsantihiin garab-istaaggiina! π¦
β