Dhalinyaro

Dhalinyaro Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Dhalinyaro, Grocers, Hargeisa.

Balanteena Waa Shaqo Maanta Waa Maalin Axad Ah Waa Maalin Horyaalada Dhan Lawada Dheeli Doono Hadaba Isku Diyaari Inaan ...
26/11/2023

Balanteena Waa Shaqo Maanta Waa Maalin Axad Ah Waa Maalin Horyaalada Dhan Lawada Dheeli Doono Hadaba Isku Diyaari Inaan Wada Guuleysano Qof Walbo Isticmaala Promocode-Keena (ISMO70) Sidaan Horay Ugu Balan Qaaday Waan Wada Guuleysan Doona ๐Ÿ’ฏ๐Ÿค

Intaan midkee jeceshahay waqtiga shukaansiga ?โœจ๐Ÿคฉ
26/06/2023

Intaan midkee jeceshahay waqtiga shukaansiga ?โœจ๐Ÿคฉ

3/ ุฐูˆ ุงู„ุญุฌุฉ /ูกูคูคูฃ ู‡ู€Bisha Dulxij maanta Caawa 3, Bishani waxay ka mid tahay Bilaha Xurmada leh , waxeyna lagaar tahay in...
18/06/2023

3/ ุฐูˆ ุงู„ุญุฌุฉ /ูกูคูคูฃ ู‡ู€
Bisha Dulxij maanta Caawa 3, Bishani waxay ka mid tahay Bilaha Xurmada leh , waxeyna lagaar tahay inay Xamabaarsan tahay Maalmo gaar ah iyo Camalo waa waweyn.
Allah SWT wuxuu Quraankiisa ku sheegay {ูˆูŽุงู„ููŽุฌุฑู ูˆูŽู„ูŽูŠูŽุงู„ู ุนูŽุดุฑู)
Nabigeena Muhammed NNKH wuxuu yidhi maamlo ma jiraan acamaasha uu allaah ka jacel yahay tobankan maalmood ee Dulhaj .

Haddaba inteena aan Xaj tagin aynu badino Xusidda Allah, Salaadaha oo aynu wakhtigooda ku ilaalino, Sadaqada oo aynu la baxno, Soomida maalinta Sagaal, iyo soomida 8kale cidii awooda, iyo in la isa saamaxo.

Saliga Xabiibkeena aynu badino Caawana waa Jimce
(ุงู„ู„ู‡ู… ุตู„ ุนู„ู‰ ู…ุญู…ุฏุŒ ูˆุนู„ู‰ ุขู„ ู…ุญู…ุฏุŒ ูƒู…ุง ุตู„ูŠุช ุนู„ู‰ ุฅุจุฑุงู‡ูŠู…ุŒ ูˆุนู„ู‰ ุขู„ ุฅุจุฑุงู‡ูŠู…ุŒ ุฅู†ูƒ ุญู…ูŠุฏ ู…ุฌูŠุฏุŒ ูˆุจุงุฑูƒ ุนู„ู‰ ู…ุญู…ุฏุŒ ูˆุนู„ู‰ ุขู„ ู…ุญู…ุฏุŒ ูƒู…ุง ุจุงุฑูƒุช ุนู„ู‰ ุฅุจุฑุงู‡ูŠู…).

10/08/2022

Maxaa maskaxdaada ku jira?

Address

Hargeisa

Telephone

+252636114757

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dhalinyaro posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category