12/12/2025
Wasiirka madaxtoyadu waa masuul qaran waxa tabasho ah o isaga beeshisa dhex talana ma jirto shalay markii reerku dawlada doranayey danahooda iyo danta qaranka ayey Ka dhex arkeen shaqadii lo dorteyna si fiican ayey u wada o qurux badan lkn dadka cabanaya waa dad dano gaara leh o xataa horimarka la wado in jeebkisa laga h**eysiyo donaya waxanu wasiirka waxanu leenahay wasiir h**e u soco daneyste waanu Ka so dalnaye hadhageysan