Siciid Iidle Cumar

Siciid Iidle Cumar Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Siciid Iidle Cumar, Grocers, Hargeisa.

11/03/2026
02/01/2026

Sanadkii 2011, markii Koonfur Suudaan ay ka go’aysay Khartuum, waxaa dhegaha loogu shubay been weyn oo ahayd: 'Maalinta aad xiriir la sameysaan Israa'iil iyo Reer Galbeedka, waxaad noqon doontaan dalka ugu qanisan Afrika'.
Sida maanta Hargeysa ka socota, iyaguna maalintaas way dabaal-degeen, waxayna lulayeen Calanka Yuhuudda iyagoo ku riyoonaya inay noqdaan 'Dubai-da Afrika'.
Balse haddaba, 10 sano kadib, maxaa ka dhacay Juba?
Bedelkii 'Barwaaqada' ay sugayeen, waxay dhaxleen amni-darro, gaajo, iyo dagaal sokeeye oo aan dhamaad lahayn.
Casharka meesha ku jira waa cad yahay: Yuhuuddu dal way kala goysaa si ay u daciifiso, laakiin marnaba dal ma dhisto. Taariikhda dib u raaca; ma jiro dal xiriir la yeeshay Israa'iil oo liibaanay, ee yaan la idin hodin!
Su'aasha taagan: Haddii Calanka Israa'iil uu 'Barwaaqo' keenayo, aaway 'Jannadii' Koonfur Suudaan loo ballan-qaaday? Mise indhihiinaa xiran?

11/12/2025

Address

Hargeisa

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Siciid Iidle Cumar posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category