INA Cateye

INA Cateye Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from INA Cateye, Grocers, Hargeisa.

09/05/2024

Geel jire soo jabay se adigaagan idaa wanayaa tan oo kale ma soo martay
INA Cateye

14/08/2023

Machadu ibu taymiya machadka ugu fiican machadada gobolka

Guul garabkaaga ahaatay maxadweyna islaabka
14/05/2023

Guul garabkaaga ahaatay maxadweyna islaabka

27/04/2022

Garyaqaan Bille Cabdi Goohe
Gudoomiyihi maxakamada degmada xamar weyne Feb 1983 ilaa ila Nov 1983.

Godomiyihii Maxkamada
Gobolka Banadir December 1983 ila July 1984.

Agasime ku xigenkii mamulka iyo lacagta July 1984 wasaaradii cadalada iyo garsoor Somalia March 1985.

Agsime waaxeedka garsorka ee Waasarada Cadaalada Somalia 1985 ila 1986.

Gudoomiyihi maxkamada degmada Burco 1986 ila 1987.

Xubin golahii dhexe SNM ah 1987 ila 1990.

Godomiyihii maxakamada racfaanka gobolka Togdheer 1991 ila 1998.

Gudoomiyihi maxakamada degmad Burco 1998 ila 2002
xubin gudiga dastuurka ah 2000 ila 2002.

Godomiyihi gudida aftida dastuurka gobolka Togdheer 2001.

Xoghayihii shirwayniihi Boorama 1993

Xubin golaha dhexe ee Kulmiye ah
2002 ilaa 2016.

Godomiyihi kaanbaynka Gobolada bari ee xisbiga Wadani 2017.

Xubin Golaha Wakiilada ah 2021 ila hada.

10/04/2022

Boqorka dhaliyarada oo u jawaabay bilaal bulshaawi

Address

Hargeisa

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when INA Cateye posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category