Friday sanbusa

Friday sanbusa This page is advertising forever living product

Waxanu samaynaa Saambuus casri ah, oo si wanaagsan loo farsameeyey, saliidu ku yartahay, Dhadhan macaan, macaamiishayadu...
27/03/2023

Waxanu samaynaa Saambuus casri ah, oo si wanaagsan loo farsameeyey, saliidu ku yartahay, Dhadhan macaan, macaamiishayadu waa Hudheelada, makhaayadaha, biibitooyinka, iskuulada, Jaamacadaha, xarumaha dawladda, Xafiisyada ganacsiga, goobaha siminaarada, Guryaha, Aroosyada, Xafladaha iwm.

Waxa aad dalban kartaa xilligii aad doontid jumlad iyo Tafaariiq qiimuhuna waa mid aad kuu qancinaya

F.G iminka oo lagu jiro bisha barakaysan ee Ramadaanta haddii aad dad ku afurinaysid, Masaajid, Markaz, ama Guri waxaanu kuu haynaa saambuus nadiif ah oo marti lagu sooro.
Xaruntu waxay ku taal Xaafadda October, ka soo horjeedka Royal Care Hospital marka in yar la dhaafo dhinaca midig wadada ayey saaran tahay.

Call whatsApp: https://wa.me/252633333946
Call 063-3333946

25/03/2023

Ramadan mubarak

Shirkada cuntada fudud iyo sanbusaha
Waxay macamisheda sooman udiyarisay saan buse aad utayo sareya cafimadkodana uwanag
Dadka dhikarka leh oo si Gara logusamayndono
Meshodana logu gayndono
Dalbo ado gurigaga jooga

Waxanu samaynaa Saambuus casri ah, oo si wanaagsan loo farsameeyey, saliidu ku yartahay, Dhadhan macaan, macaamiishayadu...
16/03/2023

Waxanu samaynaa Saambuus casri ah, oo si wanaagsan loo farsameeyey, saliidu ku yartahay, Dhadhan macaan, macaamiishayadu waa Hudheelada, makhaayadaha, biibitooyinka, iskuulada, Jaamacadaha, xarumaha dawladda, Xafiisyada ganacsiga, goobaha siminaarada, Guryaha, Aroosyada, Xafladaha iwm.

Waxa aad dalban kartaa xilligii aad doontid jumlad iyo Tafaariiq qiimuhuna waa mid aad kuu qancinaya

F.G waxaa soo dhow Bishii barakaysnayd ee ramadan.
Waxa aad sii Dalban kartaa Sambuuskii Ramadaanta oo bilo koobani inaga xigaan, haddii aad dad ku afurinaysid, Masaajid, Markaz, ama Guri waxaad u bahan tahay in aad iminka dalabkaaga sii qabsatid.
Xaruntu waxay ku taal Xaafadda October, ka soo horjeedka Royal Care Hospital marka in yar la dhaafo dhinaca midig wadada ayey saaran tahay.

Call whatsApp: https://wa.me/252633333946
Call 063-3333946

Saanbuuse caafimadqaba nagalasoxidh Talefanada shashada kamuuqda
16/03/2023

Saanbuuse caafimadqaba nagalasoxidh
Talefanada shashada kamuuqda

Sanbuuse aad utayo sareya sidad rabtidna lagugu samaynayo hilib geele iyo kaluunCall 📞 0633333946...0634243018
16/03/2023

Sanbuuse aad utayo sareya sidad rabtidna lagugu samaynayo hilib geele iyo kaluun
Call 📞 0633333946...0634243018

Address

Hargeisa

Telephone

+252633333946

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Friday sanbusa posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Friday sanbusa:

Share