ODAY Sports Center

ODAY Sports Center Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from ODAY Sports Center, Grocers, Hargeisa.

Rasmi: Farhan Jama Bouni (Duca-Qabe ) Ayaa Ku biray Kooxda D.H.Hargeisa.Maxaa laga Filan Karaa Xidigi H**e ee Kooxda Asl...
24/08/2023

Rasmi: Farhan Jama Bouni (Duca-Qabe ) Ayaa Ku biray Kooxda D.H.Hargeisa.

Maxaa laga Filan Karaa Xidigi H**e ee Kooxda Asluubta .

Rasmi : Khadiir Ibraahim oo u Wareegay Kooxda D.H.Hargeysa.
24/08/2023

Rasmi : Khadiir Ibraahim oo u Wareegay Kooxda D.H.Hargeysa.

Kooxda Goodir  ayaa si rasmi ah u la wareegtay Ciyaaryahan Culasay oo h**e ugu tirsan kooxda  Maaliyada Maxa laga filan ...
24/08/2023

Kooxda Goodir ayaa si rasmi ah u la wareegtay Ciyaaryahan Culasay oo h**e ugu tirsan kooxda Maaliyada

Maxa laga filan kar kooxda Xili Ciyaaredkan Kooxda Goodir iyo Cabdirashiid Culasay?

Kooxda Gaashaan ayaa la soo wareegtay laba Ciyaaryahan oo kala ah Mahad Xasan Cabdilaahi iyo Maxamed Aadan  Suudi.
23/08/2023

Kooxda Gaashaan ayaa la soo wareegtay laba Ciyaaryahan oo kala ah Mahad Xasan Cabdilaahi iyo Maxamed Aadan Suudi.

Wax kaLe _DonE
23/08/2023

Wax kaLe _DonE

Kooxda Maaliyada ayaa si rasmi ah u la wareegtay Ciyaaryahan Cabdisamaad Cudo oo h**e ugu tirsan kooxda Goodir.Maxa laga...
23/08/2023

Kooxda Maaliyada ayaa si rasmi ah u la wareegtay Ciyaaryahan Cabdisamaad Cudo oo h**e ugu tirsan kooxda Goodir.

Maxa laga filan kar kooxda Xili Ciyaaredkan Kooxda Wasaaradda Hormaanita Maaliyada?

Rasmi kooxda alnassr ayaakulawareegtay atavio heshiis dhan 60m£ qadka dhexe ee nasar cabsi cabsi waaye kadip lawareegida...
22/08/2023

Rasmi kooxda alnassr ayaakulawareegtay atavio heshiis dhan 60m£ qadka dhexe ee nasar cabsi cabsi waaye kadip lawareegida atavio
Brozovic fofana atavio😧🔥

21/08/2023

Deg Deg: Khadiir Ibraahim Wuxu Dalab Ka Helaya Kooxda Ciidka Qaranka Gashaan ikn Sharciga Buuga Xidhiidhka kubadda Cagta ayaa Hortagan.

19/08/2023

Halkani kala soco wararka Ciyaaraha dalka iyo dibadaba .

Si aad ula socoto wararka fadlan nagu dhiirigali Like ,Comment ,&share

Address

Hargeisa

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when ODAY Sports Center posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category