SOO DALBO

SOO DALBO business

06/11/2025

Xukuumadii Xin iyo Xaasid kuye marada waa la yar sudhayaa oo hadhow waa laga furayaa, meel kale oo la sudho oo aan magaca Muuse Biixi dushiisa ahayn miyaa laga waayay Khayriyada?

“Durbaanka maxaa habeenkii uun loo tumaa haddii aanay ujeedo ku jirin,”……waa xikmad Soomaaliyeed.

05/11/2025
05/11/2025

Subaxanallah🙆‍♂️ Ma'amadaa wayeelka ah bal siday u dhibayaan Eega.

05/11/2025

Yusra Harti Markii lo bixiayay Been baan modayy.🙆‍♂️

03/11/2025

Ninkaasi Wuu Sigtay.🙆‍♂️

03/11/2025
03/11/2025

SUBAXANALLAH.🙆‍♂️

DhACDO HARGEYSA. Maalaintii shalay ahayd meherad ku taalla Suuq Madiina ayaa nin xamaal ah allaab u soo qaaday. Lacagta ...
03/11/2025

DhACDO HARGEYSA.

Maalaintii shalay ahayd meherad ku taalla Suuq Madiina ayaa nin xamaal ah allaab u soo qaaday. Lacagta uu allaabta ku soo qaaday shan kun oo Shilinka Somaliland ah ayay ahayd. Markuu u dirrayay unbuu u diray shan kun oo Dollar, halkii uu uga diri lahaa shan kun oo Shilinka Somaliland ah.

Ninkii shaqo badan ayuu hayay oo moobelka maba sii fiirin. Saacado keddib unbaa la tabay. Ninkii xamaalka oo Misgana lagu magacaabo markiiba sariflayal ayuu u tagay. Lacagtii waxay ugu warreejiyen akoon Comercial Bank Itoobiya ah. Iyagoo ka dirray saddex akoono kala duwan Hargeysa dhexdeedda. Ninkana qaxooti ahaan ayuu ku joogay, oo Kaarkisa ka caawiyay in lacag badan gali karto Simkaarkisa sida ay sheegen dhibannayashu. Markuu badashayna gaadhi koontarada intuu qaatay ayuu Wajaale afartii galabnimo ku tuurray Simkarkii.

Kooxda sariflayaasha faa'ido unbay eegtaan, ismayna waydiin ninkan siduu lacagta intaas le'eg ku keenay. Dhibannihiina ilaa shalay CID-Somaliland iyo Booliskaba wuu tagay laakin lama taagerin. Hadii warqad ama talleefanno Deeganka u soo diri lahayd Somaliland, waa la caawin lahaa dhibannaha, maadama wadda shaqayn labada dhinac ka dhaxayso. Ugu yarraan akoonka lacagta lagu shubay ayaa loo xannibi lahaa. Itoobiyana, iyadaaba raadisa akoonnada gudahaeeda ka furan ee sidda sharci-darrada ah dalka dibadiisa Dollarka loogu kala badallo. Xogtaa iyaga laftooda u baahnaa.

03/11/2025

Dal Jacaylba ka Muuqda Isagoo Xanunsanaya,

Fariinta Fogeeya landerskaw.

Address

Hargeisa

Telephone

+252633278898

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when SOO DALBO posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share