Telefishanka Qaranka somaliland

Telefishanka Qaranka somaliland somalia ���

Ninkan oo ka mida Ciidanka Somaliland ee saaka go,doomay meel god ahna ku dhuuntay ayaa goordhawayd ciidanka ssc gantaal...
18/03/2023

Ninkan oo ka mida Ciidanka Somaliland ee saaka go,doomay meel god ahna ku dhuuntay ayaa goordhawayd ciidanka ssc gantaal ku dhufteen

Bareefad iib ah. Qiimaha: 1400$ Goobta: BurcoGoobta: plazaAlaabta taala waa: *41 kursi caag ah 27 faloodh 13 miis Muraay...
10/03/2023

Bareefad iib ah.
Qiimaha: 1400$
Goobta: Burco
Goobta: plaza
Alaabta taala waa:

*41 kursi caag ah
27 faloodh
13 miis
Muraayad LG ah
3 computer 🖥
5 samuuradood
Office dhisan
Plane Wood sataarado ah 7xabbo
Miis xafiis
Alaabtii xafiiska sida shaambadii,bahalkan waraaqaha la saaro*

Tell: 063 4374848

Yaa argagixiso ah ma isaaq mise dhulbahante Sedextan sawir dhamaan waa cidaanka isaaq
09/03/2023

Yaa argagixiso ah ma isaaq mise dhulbahante
Sedextan sawir dhamaan waa cidaanka isaaq

Ala hoogay oo ba ay war ma police bay samaysten tolay muuse ciidanka fasax
05/03/2023

Ala hoogay oo ba ay war ma police bay samaysten tolay muuse ciidanka fasax

Hambalyo Hambalyo qadan qaran iyo saygeeda morgan
05/03/2023

Hambalyo Hambalyo qadan qaran iyo saygeeda morgan

إنا لله وإنا إليه راجعونIna lilahi waina ilayhi Rajiun. Halkan waxaan tacsi uga dirayaa dhamaan eheladi iyo Jamhuriyadda...
05/03/2023

إنا لله وإنا إليه راجعون
Ina lilahi waina ilayhi Rajiun. Halkan waxaan tacsi uga dirayaa dhamaan eheladi iyo Jamhuriyadda u ka baxay nuux ismaciil tani o saaka ku dhintay isbitaal ku yaal Jabuuti o in dhawayd u dhawac ahaan u yalay

Muuse dalka wuu bur burinaya marka lagu leeyahay ma been baad mooday 3 bilood ba la laha ciidanka oog ken dhiiga reer so...
04/03/2023

Muuse dalka wuu bur burinaya marka lagu leeyahay ma been baad mooday 3 bilood ba la laha ciidanka oog ken dhiiga reer somaliland ha daadin hada marki dagalki dhacay dhigina daayay o khatumo lagu dhawaaqay bu ka baxay ssc

ORGI Somaliland Midab : cadaanCafimaadkiisa : 100% weliba sannad damaanad ah haddii aad qandho yar ku dareento lacagtaad...
04/03/2023

ORGI Somaliland
Midab : cadaan
Cafimaadkiisa : 100% weliba sannad damaanad ah haddii aad qandho yar ku dareento lacagtaadu waa celis.
Qiimaha :$299.9 iyo weliba heshiis.
Saacadii 30km ayuu socon karaa .
Wuxu Fuuli karaa malintii : 200 Ri iyo Ido iowixi kale ubahdo
Weligii Darbi jiif musan Noqon
Wuxu leeyahay labba sano oo khibrad shaqo ah
Wuxu ka baxay xerada tababaradda Riyaha ee Gabiley.
Da'diisu waa 4jir xoog finiin ah.

Haddiiba aad reer Gabiley Tahay tix gelin gaara ayaa lagu siinayaa

Fadlan nagala soo xidhiidh
xerada orgiyada e kaso horjeedka madaxdooyada Jamhuriyadda somaliland e Gabiley

Waa dumarki Jamhuriyadda o idin leh salaama dhaman reer somaliland bash bash iyo barwaaqo rabadaanta ku gaadha
04/03/2023

Waa dumarki Jamhuriyadda o idin leh salaama dhaman reer somaliland bash bash iyo barwaaqo rabadaanta ku gaadha

27/02/2023

Waxani wax loo dul qadan karo mahan fulaynimo waa dhaaftay

Address

Hargeysa
Hargeisa
252

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Telefishanka Qaranka somaliland posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category