Olympic Mall Puntland

Call Directions Website

Olympic Mall Puntland Kusoo dhawoow Olympic mall puntland

08/09/2026

Ma ogtahay Macmiil in discount-kii uu ka haray oo kaliya 3 maalin, ka faa, idaysi wacan.

26/08/2026

Asc dhamaan macaa miisha Olympic mall waxaa idunku bishaaraynaynaa in dhawaan aan gali doono discount sanadlaha ahaa kaas oo ah %30 wuxuuna soconayaa 1bisha September ilaaa 10bisha September ka faa idaysi wanaagsan

27/02/2026

Soodhawada macamishena qaliga waxaan idiinkenay adeegi ciidka ee dharka caruurta

31/12/2025

Asc dhamaan macaa miisha Olympic mall waxaa inoo bilaabmay discountigii %30 ahaa wuxuuna soconayaa 1bisha ilaaa 15 bisha January ka faa idaysi wanaagsan

21/12/2025

Waxan kujirana dhamaadka sanadka 2025----waxana galayna sanad cusub.
Olympic Mall Garowe macaamiisha kuxiran waxaan ugu tala galnay discounti garaya %30. Qaybta carwada dharka
Waxayna bilabanaysa 1January 𝟐𝟎𝟐6 ilaa 15 january 2026.

29/01/2025

𝐊𝐮 𝐀𝐝𝐞𝐞𝐠𝐨 𝐐𝐢𝐢𝐦𝐚𝐡𝐚 𝐮 𝐝𝐡𝐚𝐱𝐞𝐞𝐲𝐚 𝟏$ 𝐢𝐋𝐚𝐚 𝟓$
Fursadaan waxa an ugu talagalnay inay ka fa,idaystaan macamiisha ku xiran olympic mall iyo
guud ahaan bulashada ku dhaqan magalada garowe

Waxaa lagu sameeyay Qiima dhimis Qaybta caruuruta iyo dharka dumarka adigoo ku adeeganay waxa carawada yaal oo idil qiimaha u dhaxeeya 1$ iLaa 5$ .

Qiima dhimistu waxay soconaysaa mudo kooban oo ka bilaabmaysa 𝐅𝐞𝐛 𝟎𝟏,𝟐𝟎𝟐𝟓 kuna dhamaanaysa
𝐅𝐞𝐛 𝟏𝟓,𝟐𝟎𝟐𝟓

Ka faa,idaysi wacan

𝐀 𝐁𝐢𝐠 𝐝𝐢𝐬𝐜𝐨𝐮𝐧𝐭 𝐨𝐧 𝐃𝐞𝐜 ,𝟏𝟓 𝟐𝟎𝟐𝟒Maalinimada axada ah  bisha 12aad 15keedaOlympic Mall Puntland waxay bilaabaysaa discounti...
09/12/2024

𝐀 𝐁𝐢𝐠 𝐝𝐢𝐬𝐜𝐨𝐮𝐧𝐭 𝐨𝐧 𝐃𝐞𝐜 ,𝟏𝟓 𝟐𝟎𝟐𝟒
Maalinimada axada ah bisha 12aad 15keeda
Olympic Mall Puntland waxay bilaabaysaa discountigii ugu waynaa waxaana lagu sameeynayaa qaybta carwada oo aad ka helaysid dharka dadka waaweeynaa iyo kuwii caruurta sidoo kle kabayaashii noocayadoodii kala duwanaa suudadkii iyo dhamaan qalbkii labiska.

Asc macaamiisha shirkada olympic mall waxaan ogaysiinaynaa in qaybta olympic mini ee wadajir masjidka jaamaca  la keenay...
19/07/2023

Asc macaamiisha shirkada olympic mall waxaan ogaysiinaynaa in qaybta olympic mini ee wadajir masjidka jaamaca la keenay kabihii sandalka dream city ee hada ka hor dhamaaday marka macmiil yaan lagaa dhamaysan horay ugaar

Mahadsanidiin

Macmiil kusoo dhawoow olympic mall  waxaan kuu keenay adeegyo kala duwan oo qiimohoodu ku raalli galin doono Frother-kan...
30/06/2023

Macmiil kusoo dhawoow olympic mall waxaan kuu keenay adeegyo kala duwan oo qiimohoodu ku raalli galin doono

Frother-kani wuxuu kuugu diyaar yahay xarunta Olympic mall

Wixii faahfaahin ah nagala soo xiriir lanbarada kala ah ☎️ 090_6790135 ama 090_6790136 , xaruntu waxay ku taallaa garowe , jidka islaan maxamed .

Macmiil kusoo dhawoow olympic mall  waxaan kuu keenay adeegyo kala duwan oo qiimohoodu ku raalli galin doono Carfiyahan ...
29/06/2023

Macmiil kusoo dhawoow olympic mall waxaan kuu keenay adeegyo kala duwan oo qiimohoodu ku raalli galin doono

Carfiyahan wuxuu kuugu diyaar yahay xarunta Olympic mall

Wixii faahfaahin ah nagala soo xiriir lanbarada kala ah ☎️ 090_6790135 ama 090_6790136 , xaruntu waxay ku taallaa garowe , jidka islaan maxamed .

Address

Jidka Islan Mohamed
Garowe
252

Telephone

907794494

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Olympic Mall Puntland posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category