Putland today

Putland today wargays ka makana tv

Madaxwayne Dani oo bangiga PL kala baxay mushaharkii guud ahaan shaqalaha iyo cidamada isga oo ku shubtay akoon uu ku le...
27/10/2024

Madaxwayne Dani oo bangiga PL kala baxay mushaharkii guud ahaan shaqalaha iyo cidamada isga oo ku shubtay akoon uu ku lee yahay dalka imaradka sidoo kle shaqalaha Dowalada ayaa la iladarn mushahar la aan mudo 3 bilood ah

JIDKA 30 GAROWE😍💯
20/10/2024

JIDKA 30 GAROWE😍💯

20/10/2024

Maxaa ka socda posaaso maxaase ka soo cusbonady gobolka bari lasoco tabintena aan ku faaqidi dono

Maxaa ka cusub caaway Bosaaso?Bosaaso: Ciidamo badan oo dowladda ka tirsan ayaa lagu arkayaa caaway magaalada dhexdeeda ...
22/09/2024

Maxaa ka cusub caaway Bosaaso?

Bosaaso: Ciidamo badan oo dowladda ka tirsan ayaa lagu arkayaa caaway magaalada dhexdeeda , waxay check points kala duwan dhigteen goobo kala duwan , wadooyinka qaar ee magaalada ayaa ah kuwo xiran oo aan gaadiidka loo ogalayn , jidka sodonka oo kaliya sadex Check points ayaa Yaalla

Wixii faahfaain ah halkan kala socda

18/09/2024

Nala soco wixii ka soo kordha shirka golaha wasirada iyo waxa lagu korfay nayo

13/09/2024

''Waxaan ku dhawaaqayaa is dhaafsiga Maxaabiis Xadidan Cabdi Mudalib,Aarsade iyo Xildhibaan Faarax helaan Xoriyadooda ''Hogaamiye Firdhiye

War bixin ay soo sartay ciidanka psf
11/09/2024

War bixin ay soo sartay ciidanka psf

10/09/2024

Putland: xaalada gobolka bari ,ciidamada soo buux dhaafshy maglada bosaaso, fariin aan udirayo madaxwayne saciid dani

10/09/2024

Bosaaso 🤣🤣

10/09/2024

Ciidamada PSF oo ka tirsan ciidanka putland ayaa manta dib ugu soo labtay magalada bosaaso iya goo ka soo kictamay buuraha ceel ma dow
Dhaq dhaqaaq ciidan oo aad usareeya ayaa laga dareemin gobolka bari

Address

30
Garowe

Telephone

+252905992211

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Putland today posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category