BDN diini

BDN diini Burhaan Sidatto | Media, Faith & Education I am a strong defender

10/12/2025

War baahinta bdn waxay go aansatay inay u jawaabto trump kadib markay aflagaadhada uu ku hayo

04/08/2025

Markabkii Se weld lama calfan
Boowe kasaar

04/08/2025

War kayska new York Times ayaa goordhaw baahiyay in Steve Witkoff, wakiilka madaxweyne Trump u qaabilsan howlgallada nabadda, ayaa laga yaabaa inuu toddobaadkan u safro dalka Ruushka, sida uu sheegay Trump, iyadoo Maraykanku weli cadaadis saarayo Kremlin-ka si uu ula heshiiyo dagaalka Ukraine. Booqashadu waxay ku soo beegmaysaa iyadoo uu sii dhammaanayo waqti xaddidan oo 10 maalmood ah oo Trump u qabtay madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin, si uu u oggolaado xabbad-joojin dagaalka Ukraine, haddii kale uu wajahayo cunaqabatayn Maraykan ahi.

27/07/2025

Goobtu waa jiida h**e ee dagaalka xabada ayaa sii dhacaysa waa maalinkii lafurtay sabiib iyo caanoole madaxwaynuhu wuxuu halkaa u tagay si uu ugu kuurgalo xaalada ciidanka iyo noloshooda.nasiin darro maanta al shabaab ayaa haysta

17/07/2025
17/07/2025

Dir ka laleeyahay 1 ayay qaateen waaxay oo ssc faadumo dagan

27/06/2025

Hambalyo Hambalyo dhamaan umada soomaliyeed todobaadka xorriyada

Halkee salaada ka xirmi la dahay -2 daan sawir aad arkeysaan waa madaxweynaha dowlada federalka somalia Hasan sheikh moh...
30/05/2025

Halkee salaada ka xirmi la dahay -

2 daan sawir aad arkeysaan waa madaxweynaha dowlada federalka somalia Hasan sheikh mohamud iyo madaxweynaha somaliland Abdirahman Ciro

Dowlada kenya ayaa isku si u qaabilay maamulka somaliland iyo dowlada somalia maxa la gudboon dowlada somalia iney sameeso mise hasan sheikh wuxuu iska fiirsanaya faaidada uu qaadka ka helo oo kenya afka uma kala furi doono

fikirkaaga nala wadaag 👈

28/05/2025

Doofaar waligii madaahiro

27/05/2025

In ciyaartooy lagu casuumo villa somalia maxay soo kordhinaysaa

Address

Gaalkacyo

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when BDN diini posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category