19/12/2024
Innaallilaahi wa innaa illaahi raajicoon Tacsi Tiiraanyo leh.
Waxaan Tacsi udireynaa Madaxweynihii h**e Mudane Cabdiwali Cali Gaas oo ka geeriyootay Hooyadii Marxuumad Faadumo Yuusuf
Alha kitaabkeeda midigta ka siiyo Naxariis waartana siiyo Aamiin.