Shaaciye boy

Shaaciye boy Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Shaaciye boy, Grocers, Gaalkacyo.

ubaxyahow iftiinkiyoilays koo kalaa tahayaragtida indhaha iyoeeg madaa ku wacan tahayayaantaan is aragnanahiid bay iiga ...
23/01/2024

ubaxyahow iftiinkiyo
ilays koo kalaa tahay
aragtida indhaha iyo
eeg madaa ku wacan tahay
ayaantaan is aragnanah
iid bay iiga dhigantahay
❤️.

Xikmado iyo Dhiirigalin 🍂🔥🤩

Wax waliba oo noloshaada ahaaday waxay leeyihiin xikmad, Hadii aysan xikmad jiri lahayn Ma aynan garan lahayn dadka Wannaagsan Qiimahooda. ❤️😇

Nolosha markey Ugu Darneyd Waxan ubaahnaa ilaaheey ma umaleeynin inaan Adiga Kuu baahnaa Sababtoo ah ma Dabooli Kartid Baahideyda. ⚡️😍

Wax waliba waxay Leeyihiin fursad Labaad ✌️
ilaa
Jaceylka, Saaxiibtanimada iyo Kalsoonida ma ahine, Goortii Ay dhamaadaan Ma soo Laabtaan!. Xitaa haddii kun fursadood Lasiiyo. Haddii la isku Soo Laabto xitaa waxa La iskula joogi
Doonaa Waa Shaki iyo Cabsi. 💯

Duceeyso una duceey dadka kale tani waa astaan kuu sahleeyso yoolka aad ka leedahay nolosha. 💙✨🙂

F.t. ......................?

Galabnimo wanagsan jalayaal

╭┈──────────────
╰┈➤ -wll Baniin boy 👦

30/10/2023
30/08/2023

Guul

06/06/2023

Shaaciye boy Baniin boy Muslim Pro TIKA Somalia

02/11/2022

Ala isoo raax
Co

Address

Gaalkacyo

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Shaaciye boy posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category