07/02/2024
Waa xaflad aad uqiima badneed oo kusaabsaneed
Dhiiri gelinta ardey dhamaysatey kutubta kala ah
١.صور من حياة الصحابة
٢.رياض الصالحين
Iyo iclaaminta kutubta la bilaabaayo oo kala
١.اللؤلؤ والمرجان فيما اتفق عليه الشيخان
٢.رحيق المختوم
Oo akhrinaayay
شيخنا الفاضل : شيخ محمد الغني محمود شيخ حسن
Waxay ka dhacdey masjid dabaqayn ee cadaado