30/03/2024
Xamar dhawaqa kasoyeray ama
Xasan qoralada uu ku qortay wax
Shaqaynaya mahan lkn waxd
Modaa in dan nogu jidho dilna
Noogu jidho wayo waxn ladareen
NAhy wallahen
Oo jecel kala dhantalka iyo qoqob
Sananta dadka somaliyeed an sura
Gal ahyn lkn jihada lojensady dalku
Waxa uu fulka saray 64sano oo an
La arag wana bogadinayaa taas