Boosaaso midea

Boosaaso midea Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Boosaaso midea, Grocers, Boosaaso.

29/02/2024

Magac caabista golaha wakiilada puntlan ee 2024 ilaa 2029 ee Saciid dani

29/02/2024

Madaxweynaha Puntland ayaa magacaabay xubnaha golihiisa wasiiradda, waxaana uu magaacabay 21 wasiir, iyadoon aan lamagacaabin wasiiru dowlayaal iyo Kuxigeenada, waxaana soo laabtay in ka badan 4 wasiiradiisii h**e ah.

Gudoomiyihii Guddiga PEC ayaa noqday wasiirka waxbarashada, sidaas oo kale Max’ed Faroole ayaa noqday musharaxa kaliya ee liiska wasiirada kasoo muuqday.

Qaar kamid ah taageerayaasha Ururka Mideeye ayaa kamid noqday golaha wasiirada cusub, gaar ahaana kasoo jeeda Bari iyo Karkaar.

Markii koowaad, wasiirka Maaliyada Puntland ayaa aaday degmada Goldogob, iyadoo ay ku loolamayaan dhinacyo kale duwan.

Sidaas oo kale markii koowaad, 3 Haween ayaa golaha ka mid noqday.

4 xubnood oo h**ey uga soo mid noqday Golayaasha Federaalka Soomaaliya ayaa liiska kasoo muuqday.

Address

Boosaaso

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Boosaaso midea posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category