KING LEEJO

KING LEEJO Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from KING LEEJO, Grocers, apdiq2501@email. com, Balad Weyn.

🇹🇷 🇮🇷 DEG DEG: Iran ayaa gantaal la beegsatay Turkiga. Wasaaradda Gaashaandhiga Turkiga ayaa iminka sheegtay iney soo ri...
04/03/2026

🇹🇷 🇮🇷 DEG DEG: Iran ayaa gantaal la beegsatay Turkiga.

Wasaaradda Gaashaandhiga Turkiga ayaa iminka sheegtay iney soo rideen gantaalkii.

Waa arin cusub.

03/03/2026

War Deg Deg ; NATO oo ku dhawaaqday in Iran qarka u saaran tahay helitaanka hubka Nukliyeerka.

Daawo Hoggaamiyaha NATO Mark Rutte

26/02/2026

Waa la jaffaa🤣🤣

09/01/2026

Sheekh Bashiir “Adigoo Muslim ah oo Soomaali ah, in Netanyahu oo xasuuq ba’an u geystay walaalaha Falastiin sumcad ka raadiso waa ceeb. Waana in walaalaha qaldamay gafkooda ka soo laabtaan.”

08/12/2025

Muqal dhameystiran 🥸🫡

07/12/2025

Sabiib io caanoole🥸👋

16/11/2025

☄️🎁

Good night 💤
09/10/2025

Good night 💤

02/02/2025

Hogamiyaha cidanka

Wasiirka Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta XFS Daahir Shire Maxamed ,Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Sarreeye Gaas Odowaa...
05/01/2025

Wasiirka Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta XFS Daahir Shire Maxamed ,Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Sarreeye Gaas Odowaa Yuusuf Raage ,Taliyaha Hay'adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka Qaranka Cabdullaahi Maxamed Cali Sanbaloolshe ,masuuliyiin kale iyo duubabka dhaqanka ayaa magaalada Beledweyne uga qeyb galay salaadda janaasada AUN askartii dhowaan lagu dilay degmada Ceelbaraf ee Gobolka Shabeellaha Dhexe.

Maanta waxa aay inooga baahan yihiin DUCO

Address

Apdiq2501@email. Com
Balad Weyn

Telephone

+252613760002

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when KING LEEJO posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category