Iskaashatada Geeldoora

Iskaashatada Geeldoora Iskaashatada geeldoora waa iskaashato beerlay ah , una taagan in ay qayb ka qaatado waxsoorka Dalka .

07/11/2025

qamandi in aan beero waa awoodna.

31/10/2025

from farm to world.

...Mahad celin Gaara....waxaanu marka h**e u mahadcelinaynaa Allah subxaanuhu Watacaalaa ,marka labaad waxaanu u mahadel...
30/10/2025

...Mahad celin Gaara....

waxaanu marka h**e u mahadcelinaynaa Allah subxaanuhu Watacaalaa ,marka labaad waxaanu u mahadelinaynaa anagoo ah Iskaashatada Geeldoora ee Gobolka Sanaag Wasiirka Wasaaradda Beeraha Iyo Waraabka JFS Mudane Xil Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ,Agaasimaha Guud ee Wasaraada Mudane Maxamed Xasan Cabdulle iyo dhamaan Hawl wadeenada wasaarada oo iskaashatada Gudoosiiyey shahaadada (National Agripreneurship and Innotion Awards {NAIA}).

taas oo aanu ku mutaysanay Dadaalka aanu ku bixinay in aanu qayb ka noqono Waxsoosaarka Cuntada si uu Dalkeenu u Gaadho sugnaan Cunto (food security).

Shahaadani waxay noo tahay dhiiri gelin iyo in aanu sii laba JIbaarno Dadaalkayaga insha allahu.

waxaanu Alle ka Rajaynaynaa in aanu gaadhno Meesha aanu Hiigsanayno insha allahu.

30/10/2025
29/10/2025

qajaarku waxa uu leeyahay faa'iidooyin badan oo aan hal kan lagu soo koobi karin.

Puntland Ministry of agriculture and irrigation -MOAI
Somali Agri Solutions Company
Hajj Mogtar Hajj Omar
Radio Sanaag

19/05/2025

Share my post

Waxaa maanta nagu soo booqday Beerta Iskaashatada Geeldoora ee Degmada Ceelbuh Team  iskugu jira Maamulka iyo Agromist k...
19/05/2025

Waxaa maanta nagu soo booqday Beerta Iskaashatada Geeldoora ee Degmada Ceelbuh Team iskugu jira Maamulka iyo Agromist ka socda Haayada SEDO Somalia .

Waxaa ku soo dhoweeyey Beerta iskaashatada Maamulaha iskaashatada Hajj Mogtar Hajj Omar iyo Qaar ka mid ah iskaashatada .

Maamulka iskaashatada ayaa warbixin dhamaystiran ka siiyey wafdiga Mar xaladihii ay soo martay ,meesha ay hiigsanayso iyo caqabadaha jiraha.

Puntland Ministry of agriculture and irrigation -MOAI
Habeb mill

Dhamaan bahda Iskaashatada Geeldoora waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan Geerida naxdinta leh ee ku timi Agaasimaha Guu...
16/05/2025

Dhamaan bahda Iskaashatada Geeldoora waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan Geerida naxdinta leh ee ku timi Agaasimaha Guud ee Puntland Ministry of agriculture and irrigation -MOAI oo walaalkii ( C/Qaadir Maxamed Cismaan ) oo ku geeriyooday dalka Sweden .
Waxaan Ilaahay uga baryeynaa inuu naxariistiisa janno ku casuumo marxuumka, samir iyo iimaanna ka siiyo ehelkii iyo asxaabtii uu ka baxay.”

——DHAMAAD”———

Xafiiska warfaafinta iskaashatada Geeldoora.

Waxaa maanta Booqasho naagu yimi Wafdi uu hogaaminayo Xildhibaan Faysal Wahaabi  wafdiga waxaa ka mid ahaa Ganacsade Hur...
17/04/2025

Waxaa maanta Booqasho naagu yimi Wafdi uu hogaaminayo Xildhibaan Faysal Wahaabi wafdiga waxaa ka mid ahaa Ganacsade Huruuse iyo abwaan biriir waxaa ku soo dhoweeyey Beeraha Hajj Mogtar Hajj Omar iyo hawl wadeenada iskaashatada .

Waxaa warbixin ka siiyey Gudoomiyaha iskaashatada sida ay u shaqayso ,horumarka ay ku talaabsatay iyo caqabadaha Jira.

Xildhibaanka iyo wafdigiisa ayaa aad u bogaadiyey horumarka baaxada leh oo ay ku talaabsatay iskaashatada Geeldoora.

Beerta iskaashatada Geeldoora waxay dhiiri gelin u tahay Dhamaan cid kasta oo doonayaa in ay dhulka wax Kala soo baxaan.

Puntland Ministry of agriculture and irrigation -MOAI
AC KornaylAbdi Farah Juxa
Islamic Relief Worldwide
H.E Said Abdullahi Deni
Mohamed Salh
Daljoog Media DMI
Puntland Development Research Center-PDRC
Somali Agri Solutions Company
Milgo Media
Greenlife Agribusiness LTD
Daljir Media
Hage Research And Development Center-HRDC
ADRA International
Habeb mill
Horn Agrovet

16/04/2025

Wasiir ku xigeenka wasraada Ganacsiga dawlada puntland mudane Cabdixakiim Maxamed Xasan (waxaan Alle ugu mahad celinaynaa in aan maanta helnay wax puntland iyo Somaliba Gaadhi Kara ).

15/04/2025

Dhulkan Hadii la Oran jiray waa Gaadhi waa’ iyo kharfe waxaasi hada beenowday : wasiirka wasaarada arimaha kudaha ee dawlada puntland mudane Abdi Farah Juxa AC Kornayl

15/04/2025

Hadal jeedintii Wasiirka Puntland Ministry of agriculture and irrigation -MOAI Mudane Maxamed Cabdiqaadir Saalax (Doonyaale).

H.E Said Abdullahi Deni
Mohamed Salh
Puntland Development Research Center-PDRC
AC Kornayl
Daljoog Media DMI
Islamic Relief Worldwide

Address

Ceelbuh
Badhan
252

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Iskaashatada Geeldoora posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category