TV xaqiiqo

TV xaqiiqo اتق الله

Waa is barbar dhiga agaasimaha wasaarada horumarinta caafimaadka somaliland oo 145shaqaale ah qaybna shaqo geliyey qaybn...
05/03/2026

Waa is barbar dhiga agaasimaha wasaarada horumarinta caafimaadka somaliland oo 145shaqaale ah qaybna shaqo geliyey qaybna magacaabistooda ka shaqeeyey mudadii uu xilka hayey halka agaasimaha wasaarada macdanta iyo tamarta somaliland oo ay degaanka ceelafweyn kasoo wada jeedaan shaqo siiyey inaderki oo keli ah!

Adiga meteladaadi muxuu qabtay sanadkan.?

🚨 WAR DEGDEG AH:  Xuutiyiintii ayaa laga yaaba inay dagaalka soo galaan; Sida uu ku warramayo Wargeyska Isra'iiliga ah e...
05/03/2026

🚨 WAR DEGDEG AH: Xuutiyiintii ayaa laga yaaba inay dagaalka soo galaan; Sida uu ku warramayo Wargeyska Isra'iiliga ah ee Haaretz:-

Ciidanka Isr||L ayaa isu diyaarinaya in xaaladu adkaan karto oo ay kordhi karaan gantaallada ka imanaya Iiraan iyo Xisbull**h, iyadoo la filan karo in Xuutiyiintu ay dagaalka kusoo biiraan..

Maxay kula tahay.?

Muuqaallo dheerad ah & wararkii u dambeeyay 👇

Waa Hargeisa oo Daruuruhu is haystaan ilhow Nimcadaad oon nusqaan lahayn u shub Dadkyga Somaliland.
05/03/2026

Waa Hargeisa oo Daruuruhu is haystaan ilhow Nimcadaad oon nusqaan lahayn u shub Dadkyga Somaliland.

20 nin oo Gadabuursi ah oo laba Nin oo ciisa ah Oy Jaar ahaayeen Si Gunnima leh Ula dhaqmaayaa oo Goryo ku hayaa weliba ...
25/01/2026

20 nin oo Gadabuursi ah oo laba Nin oo ciisa ah Oy Jaar ahaayeen Si Gunnima leh Ula dhaqmaayaa oo Goryo ku hayaa weliba Diinta ku dul caayaaya

Sadaali Ciyaarta maanta dhex mari doonta kooxaha Gaashaan Hargeysa VS Dawlada Hoose Burco
25/01/2026

Sadaali Ciyaarta maanta dhex mari doonta kooxaha Gaashaan Hargeysa VS Dawlada Hoose Burco

24/01/2026

Laascaanood maxaa laga soo sheegay

Dawlada Hoose Ee Laascanood Oo Soo Bandhigtay Wado Laami ah Oo Laba Haad ah  In Ay Ka Hirgalinayso Xaafada Toocil  Lana ...
23/01/2026

Dawlada Hoose Ee Laascanood Oo Soo Bandhigtay Wado Laami ah Oo Laba Haad ah
In Ay Ka Hirgalinayso Xaafada Toocil
Lana Wadaagtay Bulshada Dhaqaalaha Ku Baxaya Wadada Oo Gaadhaya $2M Oo Dolar Cabirkeeduna Yahay 3.2Km

“Soomaaliyi 60-kii laga bilaabo ilaa hadda dulmibay waddaa, waanay is dulmiyaysaa, kuwa midnimada ku qaylinaya ayaana ug...
23/01/2026

“Soomaaliyi 60-kii laga bilaabo ilaa hadda dulmibay waddaa, waanay is dulmiyaysaa, kuwa midnimada ku qaylinaya ayaana ugu dulmi badan.”

Sh. Mustafe Xaji Ismaaciil Haaruun iyo Khudbada Jimcaha maanta.

" Siyaasaddayda iyo tan dawladdaydu ma aha mid gargaar ku tiirsan. waxay ku saleysan tahay iskaashi, ganacsi, iyo maalga...
23/01/2026

" Siyaasaddayda iyo tan dawladdaydu ma aha mid gargaar ku tiirsan. waxay ku saleysan tahay iskaashi, ganacsi, iyo maalgashi "Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Somaliland

Dirección

Laascaanod
Moquegua
77

Teléfono

+252636989291

Página web

Notificaciones

Sé el primero en enterarse y déjanos enviarle un correo electrónico cuando TV xaqiiqo publique noticias y promociones. Su dirección de correo electrónico no se utilizará para ningún otro fin, y puede darse de baja en cualquier momento.

Contacto La Empresa

Enviar un mensaje a TV xaqiiqo:

Compartir