29/05/2025
“Aniga markan Guursanye Amiira Qurux waxaa soo Furtay 2 Nin oo Mid Oday yahay iyo Nin Jareer ah kadib aniga iyo iyada waan is fahanay 2 iska dhaafe 10 Xitaa hadii ay ku soo Furto waan ku guursanaya ayaan ku dhahay sida ayan isku Guursanay”
~Ninkii h**e ee Amiira Qurux ayaa sidaa yidhi, maxa kaga baxay hadalkisa?