farhan ali

farhan ali Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from farhan ali, Health Food Shop, Nairobi.

27/06/2023

EED wanaaagsan kulu caam wa antu bilkhaye

01/02/2023

14/01/2023

full-time Manchester United 2-1 Manchester city❤️‍🔥 hambalyo

13/01/2023

Marka aad dhimato aduunyadu kuma tabayso, kuumana murugoonayso, caalamku sidiisa ayuu iskaga sii soconayaa. Shaqadaadi qof kale ayaa qabanaya xoolahaagi dad kale ayaa dhaxlaya, waxba yaanay ku dagin xoolahaaga, tolkaaga, ubadkaagu iyo Teetalkaagu.

Maxaa ka liita aduunyadaan! Maxaase ka weyn waxa soo socda! Qofkaaga iminka noolow marka aad dhimato saddex qof ayaa kaa murugoonaya:

1- Dadkii dusha kaa yaqaanay waxay oran doonaan ”maskiinka Allaha u naxariisto”

2- Saaxiibadaa dhowr maalmood ayay kaa murugoon doonaan kadib sheekadoodi ayey iskaga noqon doonaan iyo qosolkoodi.

3- Murugada ugu weyni waa qoyskaaaga waxay kuu murugoon doonaan toddobaad, laba toddobaad, bil ama sanad dhan laakiin aakhirka way iska kaa ilaawi doonaan oo xasuustooda waad ka hari doontaa.

Qisadii aduunyo sidaas ayay ku dhammaatay, waxaana bilaabanaysa qisadii dhabta aheyd waana aakhiro.

Quruxdaadi iyo dadkaagiba waad is nabad galyayseen😭waxaa kugu soo hadhi oo keliya waa camalkaagi.

Su’aashu waxay tahay maxaa u diyaarsatay nolosha xaqiiqda ah ee kugu soo wajahan ?
Runtii waa arin u bahaan in wax laga qaato Saalada faralka ah ku dedaal, sunnayaasha iyo sadaqada qarsoon, camal wanaagsan, salaatu leylka iyo akhlaaqda wanaagsan laga yaabe kuwaas iney ku badbaadiyaan.

Waanadu waxay anfacee mu’miniinta ee waani dadka. Sii Faafi oo walaalaha gaarsii si qofkii wax ku qaata aad uga heshid.

Alle wadada xaqa ah hanagu sugo, hanoo naxariisto, hanoo dembi-dhaafo. Rabbi dunida fitnooyinkeeda hana hareer mariyo.

Dhamaystay Ku Sali Nabiga Scw Scw Siinafaafi

Sports

12/01/2023

Asxaabta jamca wanaagsan

12/01/2023

Address

Nairobi

Telephone

+254740262231

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when farhan ali posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to farhan ali:

Share