Dagmada kaxda official

Dagmada kaxda official kax barwaaqo

Deg kaxda iyo jawi roob.
27/04/2024

Deg kaxda iyo jawi roob.

Hagar la.aanta iyo howl karnimada gudoomiyaha Deg kaxda abdullahi shekh abdirahmaan aya lagu dhisaya laamiga Deg kaxda,
17/09/2023

Hagar la.aanta iyo howl karnimada gudoomiyaha Deg kaxda abdullahi shekh abdirahmaan aya lagu dhisaya laamiga Deg kaxda,

Gudoomiyaha kaxda xalay ma seexan, wuxuu waagu ugu baryay u gurmashada dadkii uu saameeyay Roobabkii ka da'ay Muqdisho, ...
29/04/2023

Gudoomiyaha kaxda xalay ma seexan, wuxuu waagu ugu baryay u gurmashada dadkii uu saameeyay Roobabkii ka da'ay Muqdisho, kuwaas oo uu gaarsiiyay Joodariyaal ay ku seexdaan iyo raashin ay cunaan.

Gudoomiyaha ayaa sidoo kale la arkayay isagoo ka qeyb qaadanaya biya ka saaridda goobaha ay biyaha ka fadhiisteen, halkaas oo ay ku dhibbanaayeen maristeeda dadka shacabka ah.

Gudoomiyaha kaxda ayaa gurmadka u kacay markii uu shaqada qaranka kasoo baxay, isagoona iska diiday inuu seexdo, maadama ay dhibaato ba'an heysato qeyb ka ka mid ah shacabka uu gudoomiyaha u yahay.

Soomaaliya waxa ay u baahantahay 10 gudoomiye oo hon Abdullahi sheekh Abdirahmaan oo kale ah, si ay bulshada u helaan adeeg joogta ah oo daacad laga yahay.

15/04/2023

Waa gudoomiyihi ugu shaqada badnaa ee kaxda soomara Kaalay kaxda maalmo soo jooog

Halkan uga yeedh qof Reer kaxda ah

11/04/2023

Laandhaarayasha Runta ah waa Dadka Dagmada kaxda daggan sababtoo ah iyaga dhistay❤💪🙏

Abdullaahi sheekh Abdirahmaan gudoomiyaha ugu wax qabadka badan gobalka banaadir Alle hakula garab kalo shaqada bulshada...
11/04/2023

Abdullaahi sheekh Abdirahmaan gudoomiyaha ugu wax qabadka badan gobalka banaadir
Alle hakula garab kalo shaqada bulshada Dagmada kaxda Aad u hayso

06/12/2022

(1)Shalay jareerweyne shiikhaal awood malahan)
(2)Maanta Mudulood shiikhaal waa Ethiopian)

Gudoomiye Faadumo faandhe iyo Saraakiishii  meesha tagtey ma been iyo igu sawir ayay ahyd sheekhaal maxaa jsmuujiya loog...
06/12/2022

Gudoomiye Faadumo faandhe iyo Saraakiishii meesha tagtey ma been iyo igu sawir ayay ahyd

sheekhaal maxaa jsmuujiya looga waayay

Address

Nairobi
HAMBALYO

Telephone

+252619935369

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dagmada kaxda official posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Dagmada kaxda official:

Share

Category